{"id":11743,"date":"2015-08-06T16:46:54","date_gmt":"2015-08-06T16:46:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=11743"},"modified":"2015-08-06T16:46:54","modified_gmt":"2015-08-06T16:46:54","slug":"hargaysa-guurtida-oo-madaxweynaha-ka-diiday-inay-goaankoodii-ka-noqdaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/08\/06\/hargaysa-guurtida-oo-madaxweynaha-ka-diiday-inay-goaankoodii-ka-noqdaan\/","title":{"rendered":"Hargaysa: Guurtida Oo Madaxweynaha Ka Diiday Inay Go&#8217;aankoodii Ka Noqdaan"},"content":{"rendered":"<p>ee daymaha ay soo jeedinayaan mucaaridkuna maaha kuwo shrciga ku salaysan, waakuwo baal marsan sharciyada iyo nidaamka<\/p>\n<p>Hargaysa(AN) Gudida joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland iyo\u00a0 madaxwaynaha Somaliland ayaa maanta shir ay saxaafada madaxa banaani dibad joog ka ahayd ku yeeshan Hargaysa. Shirkan oo markii uu dhamaaday war baahinta dawladu wax ka waydiisay waxa uu ku saabsanaa Gudoomiye Ku-xigeenka Golaha Guurtida Somaliland ahna kusimaha gudoomiyaha guuritada Siciid Jaamac Cali ayaa sheegay in shirkan uu ugu yeedhay madaxwayne Siilaanyo isla markaana lagaga hadlayay\u00a0 go\u2019aankii mudo kordhinta ahaa ee ay golaha guuritudu ku kordhiyeen mudada doorashada, waxaanu yidhi gudoomiye ku xigeenku\u00a0 \u201cGolaha guurtidu go\u2019aan buu gaadhay , go\u2019aanka uu ka gaadhay muddo kordhintuna waad la socotaan mudada uu labada qolaba\u00a0 ukordhiyay , go\u2019aankuna muu ahayn mid iska yimid ee wuxuu ahaa mid sharciyad ku salaysan ,qodobo distoora iyo<\/p>\n<p>waajibaad uu gaar usiiyay golaha Guurtida , sidoo kalana may ahay mid ay naga codsadeen madaxwayne iyo madaxwayne ku-xigeen kordhintu e waxay ahayd mid distoorku uu toos noofarayo anaga , markaa waajibaadkaa waxaanu uqaadanay sidii uu distoorku noo farayay , markaa go\u2019aankii aan ka soo saarnay\u00a0 mudo kordhinta wax iska badalay majiraan waa sidiisii , goluhuna\u00a0 go\u2019aankiisii uunbuu ku taaganyahay , kulanka aanu madaxwaynaha la yeelanay nuxurkiisu intaasi ayuu ahaa \u201c.<\/p>\n<p>Sidoo kale mar uu gudoomiye ku xigeenku uu kahadlayay dhaliilaha ay mucaaridku\u00a0\u00a0 usoo jeediyaan go\u2019aanka ay guurtidu ka gaadhay doorashada ayaa waxa uu yidhi \u201cee daymaha ay soo jeedinayaan mucaaridkuna maaha kuwo shrciga ku salaysan, waakuwo baal marsan sharciyada iyo nidaamka uu dalku ku shaqeeyo \u201c ayuu yidhi.<br \/>\nArabsiyonews.com Office Gabiley somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ee daymaha ay soo jeedinayaan mucaaridkuna maaha kuwo shrciga ku salaysan, waakuwo baal marsan sharciyada iyo nidaamka Hargaysa(AN) Gudida joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland iyo\u00a0 madaxwaynaha Somaliland ayaa maanta shir ay saxaafada madaxa banaani dibad joog ka ahayd ku yeeshan Hargaysa. Shirkan oo markii uu dhamaaday war baahinta dawladu wax ka waydiisay waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":11744,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11743","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-33p","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11743","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11743"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11743\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11743"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11743"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11743"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}