{"id":11605,"date":"2015-08-02T12:39:12","date_gmt":"2015-08-02T12:39:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=11605"},"modified":"2015-08-02T12:39:12","modified_gmt":"2015-08-02T12:39:12","slug":"mahadhooyinka-mucaaridka-ee-shantii-sano-ee-la-soo-dhaafey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/08\/02\/mahadhooyinka-mucaaridka-ee-shantii-sano-ee-la-soo-dhaafey\/","title":{"rendered":"Mahadhooyinka Mucaaridka Ee Shantii Sano Ee La Soo Dhaafey"},"content":{"rendered":"<p>Mahadhooyinka mucaaridka ee Shantii sano ee la soo dhaafey, waxay ku<br \/>\nsoo ururtay meerisyaddan soo socda bal u fiirso intaas oo odhaahoodba<br \/>\nwaxa lagu hayaa maqal iyo muuqaal dhamaytiran, wayna danbarsan doonaan<br \/>\nmustaqbalka oo waxa layidhi &#8220;ninna afkiisa lagama xaal siiyo&#8221;<br \/>\nDhugasho wanaagsan<\/p>\n<p>1.&#8221; Guuritiddu waa Xaaraan&#8221;<\/p>\n<p>2. &#8220;Ma&#8217;aqoonsanin maxaxweynaha Dawladdina majirto&#8221;<\/p>\n<p>3. &#8220;Cashuur yaan labixinin&#8221;<\/p>\n<p>4. &#8220;Kursiga Madaxweynaha lama kala xigo&#8221;.<\/p>\n<p>5. &#8220;Ciidanka qaranku amardiido ha samaayeen&#8221;<\/p>\n<p>6. &#8220;Beesha caalamku hana soo gaadho oo deeqaha somaliland ha ka jaraan&#8221;<\/p>\n<p>7. &#8220;Ciidamadda RRU halaga joojiyo gunadda iyo tayaynta caalamku siinayo&#8221;<\/p>\n<p>8. &#8220;Dacwad baanu ka gudbinay qoyska maxweynaha, xidiidkiisa iyo<br \/>\nxigaalkiisaba &#8221;<\/p>\n<p>9. &#8220;Horumarinta Dekadda Berbera yeelimayno &#8221;<\/p>\n<p>10. &#8220;Ciidamadda<br \/>\nilaaladda betroolka iyo shirkadda macdan qodustu waa<br \/>\nReer kaliyee hala joojiyo&#8221;<\/p>\n<p>11. &#8220;Qaadhaan ururinta wadooyinka yaan la bixin qoysbaa guranayee&#8221;<\/p>\n<p>12. &#8220;Madaxeynuhu waa fulay, Car banaanka ha noogu soo baxo&#8221;<\/p>\n<p>13. &#8220;Qaaxa markaanu joognay gurigayga ayaan uga baxay oo aan<br \/>\nmartigaliyey maxweynaha iyo merwadiisa&#8221;.<\/p>\n<p>14 .&#8221; Casaabad Culimo iyo Haween u badan baa dalka xukunta &#8221;<\/p>\n<p>15.&#8221; Maamuladda Somaliyaa naga meeqaam sareeya&#8221;<\/p>\n<p>16. &#8220;Maamulka Khaatumo ayaa inaga meeqaan sareeya&#8221;.<\/p>\n<p>17. &#8220;Xamar Baa La&#8217;inoo Wadaa&#8221;.<\/p>\n<p>18. &#8220;Madaxweynuhu Dalka Kama Taliyo, Dad Kale Ayaa Uu Xilkiisii U<br \/>\nIgmadey, Hanoo Sheego, Hadii Uu Xilkii Wareejiyey&#8221;.<\/p>\n<p>19. &#8220;Dimuqraadiyadi Majirto, Doorasho In Laqabto Lama Rabo, Shir<br \/>\nBeeleed Ha La&#8217;isugu Yimaado Degdeg&#8221;. &#8220;Boorame &amp; Burco Ayaan Dib Uugu<br \/>\nNoqoney&#8221;.<\/p>\n<p>20. &#8220;Somaliland God Bay Ku Dhacdey, Shir Qaran Baan Iclaaminaynaa&#8221;.<\/p>\n<p>21. &#8220;Dawlad Ku Meel Gaadha Ayaan Ku Dhawaaqeynaa, Waayo Dalka Laguma<br \/>\nAamini Karo Xukuumada Hada Jirta&#8221;.<\/p>\n<p>Weedhahaas iyo kuwo kale oo badan oo aanan halkan ku soo gudbin karin<br \/>\noo u baddan aflagaadadda masuuliyiinta qaranka Somaliland, ayaa<br \/>\nmucaaridku maalin kasta ku hadlaan. Waxa xusid mudan hadal uu hore ugu<br \/>\nyidhi Mucaaridka Xaaji CabdiKariim (Cabdi Waraabe), wakhtigii uu xilka<br \/>\nhayey Mudane Madaxweyne Riyaale, markii uu ka yaqyaqsooday luqadaha<br \/>\nmucaaridku meelkasta kaga dhawaaqayeen, wuxuu si Odeytinimo leh ugu<br \/>\nyidhi nimankii mucaaridka ahaa &#8220;Afka Kursiga Aad Dooneysaan Ku Hadla&#8221;.<br \/>\nWaxaan u malaynayaa kuwan hada jooga ayaa u baahan in uu Xaajigu<br \/>\nTalooyinkii looga bartey,xiligan oo kale inuu xigmadiisii Illaahay ku<br \/>\ngaladeystay, mucaaridka uugu iftiimiyo in kursiga ay doonayaa<br \/>\nmansabkiisa Ixtiraamaan, oo mudnaanta uu leeyahay siiyaan, luqada nin<br \/>\nMadaxweyne noqon rabana, inay ku hadlaan inuu u sheego.<\/p>\n<p>Waxaan ku soo gunaanadayaa qormadan gaaban; waxa is weydiin leh<br \/>\nhogaamiye yaasha mucaaridku ma is dhaqaystaan mase qortaan waxan ay<br \/>\ndaldalayaan ee ay shaaricyadda la taagan yihin, mise waa wadda gole<br \/>\nkafuul siyaasadeed iyo i arkaay i maqalay uun arinkoodu?<\/p>\n<p>Allaa Mahadle<br \/>\nIbrahim m abdi<br \/>\ndsamatare@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mahadhooyinka mucaaridka ee Shantii sano ee la soo dhaafey, waxay ku soo ururtay meerisyaddan soo socda bal u fiirso intaas oo odhaahoodba waxa lagu hayaa maqal iyo muuqaal dhamaytiran, wayna danbarsan doonaan mustaqbalka oo waxa layidhi &#8220;ninna afkiisa lagama xaal siiyo&#8221; Dhugasho wanaagsan 1.&#8221; Guuritiddu waa Xaaraan&#8221; 2. &#8220;Ma&#8217;aqoonsanin maxaxweynaha Dawladdina majirto&#8221; 3. &#8220;Cashuur yaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":11607,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11605","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-31b","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11605","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11605"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11605\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}