{"id":11594,"date":"2015-08-02T11:57:17","date_gmt":"2015-08-02T11:57:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=11594"},"modified":"2015-08-02T11:57:17","modified_gmt":"2015-08-02T11:57:17","slug":"wasiirka-cafimaadka-somaliland-oo-fariin-digniin-ah-udiray-maamulka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/08\/02\/wasiirka-cafimaadka-somaliland-oo-fariin-digniin-ah-udiray-maamulka-puntland\/","title":{"rendered":"Wasiirka Cafimaadka Somaliland oo fariin digniin ah udiray Maamulka Puntland"},"content":{"rendered":"<p align=\"JUSTIFY\">Burco(AN)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa fariin digniin ah u diray Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land oo faragelin ku soo sameeyay Maanta Deegaanka Buuhoodle ee Somaliland Waxaanu Wasiirku sheegay inaan Somaliland u dulqaadan doonin talaabo kasta oo xadgudub ku ah dhulkeeda.<\/p>\n<blockquote>\n<p align=\"JUSTIFY\">\u201cPunt land waxaan u sheegayaa inaanay Somaliland ogolaan doonin inaad qas ka samaysaan Gudaha Somaliland\u201d Wasiir Xaglotoosiye<\/p>\n<\/blockquote>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/4aHerdsS2PA\" width=\"750\" height=\"448\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Burco Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco(AN)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa fariin digniin ah u diray Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land oo faragelin ku soo sameeyay Maanta Deegaanka Buuhoodle ee Somaliland Waxaanu Wasiirku sheegay inaan Somaliland u dulqaadan doonin talaabo kasta oo xadgudub ku ah dhulkeeda. \u201cPunt land waxaan u sheegayaa inaanay Somaliland ogolaan doonin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10198,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-11594","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-310","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11594","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11594"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11594\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11594"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11594"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11594"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}