{"id":11531,"date":"2015-07-29T18:32:56","date_gmt":"2015-07-29T18:32:56","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=11531"},"modified":"2015-07-29T18:32:56","modified_gmt":"2015-07-29T18:32:56","slug":"kadib-goni-gosad-xagay-ka-shaqayn-donaan-gudida-xududaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/07\/29\/kadib-goni-gosad-xagay-ka-shaqayn-donaan-gudida-xududaha\/","title":{"rendered":"Kadib goni gosad  Xagay ka shaqayn donaan gudida  xududaha  \u2026\u2026\u2026\u2026\u2026.?"},"content":{"rendered":"<p>Kadib goni gosad \u00a0Xagay ka shaqayn donaan gudida \u00a0xududaha \u00a0\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026.?<\/p>\n<p>&lt;FALAN QAYN \u00a0SIYASAD \u00a0HORLEH &gt;<\/p>\n<p>Wariye madaxbanan xafsa cayni sheikh cabdilaahi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Iyadoo dalka somaliland u ka madax banana yay dalkii laysku odhan jiray somaliya isla markana kala labtay kal sonidii mudo laga jogo&lt; 25&gt; sanadood ,, samaystena mamul ugara iyo waliba dastuur ay is ku mamulaan dalkasi Somaliland \u00a0kasi oo qayaxaya inay ka madax banaanyihiin dalka somaliya hab mamul \u00a0iyo mid siyasadeed ba ,, isla markana qayaxayo dasturka dalka sidan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>QODOBKA 1AAD<\/p>\n<p>QARANKA JAMHUURIYADDA SOMALILAND<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dalkii Maxmiyadda ahaa ee 26kii Juun 1960kii gobanimadiisa ka qaatay Boqortooyadii Midowday ee Ingiriiska iyo Waqooyiga Ayrland \u00a0(United Kingdom of Great Britain and Northern Ireland) , lana odhan jiray Maxmiyadda Somaliland, kuna biiray Soomaliya 1dii July l960kii si ay u wada curiyaan Jamhuuriyadda Soomaaliya [Somali Republic] ee kula soo noqday gooni-isu-taagiisa Go&#8217;aankii Shirkii Beelaha Somaliland ee Burco 27kii April ilaa 15 May l99lkii, waxa uu halkan ku noqonayaa sida waafaqsan Dastuurkan dal madax bannaan oo leh xaqa iyo karaamada Qaranimadusa, kuna magacaaban \u201cJamhuuriyadda Somaliland\u201d.<\/p>\n<p>dhawan ayay aheed markii dowlada somaliya ee uu gadh wadeenka kayay madaxwaynaha somaliya \u00a0mudane&lt; xasan sheikh maxamuud&gt; \u00a0 ay samaysatay \u00a0gudi ay sheegtay inay u qabilsan yihiin \u00a0xuduudaha somaliya,, sharciga dalka somaliya ay dagsatay ayaa isna shegaya inay masuul katay dowlada somaliya \u00a0xududaha dalkii lays ku odhan jiray somaliya ,, hadaba dastuurka dalka somaliya ayaa shegaya \u00a0sidan,,<\/p>\n<p>QODOBKA 4 AAD<\/p>\n<p>GOBONIMADA JAMMURIYADDA<\/p>\n<p>QODOBKA 3 AAD<\/p>\n<p>ayaa waxaa uu qayaxayaa \u00a0faqradisa<\/p>\n<p>2 &gt; \u00a0 Shacabka somaliyeed waa hal mid \u00a0lamana kala qaybin karo<\/p>\n<p>gudida ay u magacabeen \u00a0dowlada somaliya inay u qabilsanato dhanka xududaha \u00a0dalka somaliya ayaa la magacabay xubnaha hogamin donaya ,, 26,7,2015 \u00a0malintii isniin \u00a0ayaa waxay gudidasi xududaha iyo arimaha dorashoyinku ay iska dorteen gudomiye ku xigeen iyo waliba xoog hayn tasi oo qarkood ka sojedan dalka Somaliland dhalasho ahaan,,<\/p>\n<p>taxane \u00a0lasoco qaynba danbe ee sosocota<\/p>\n<p>QALINKII WARIYE MADAXBANAN \u00a0XAFSA CAYNI SHEEKH CABDILAAHI<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib goni gosad \u00a0Xagay ka shaqayn donaan gudida \u00a0xududaha \u00a0\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026.? &lt;FALAN QAYN \u00a0SIYASAD \u00a0HORLEH &gt; Wariye madaxbanan xafsa cayni sheikh cabdilaahi &nbsp; Iyadoo dalka somaliland u ka madax banana yay dalkii laysku odhan jiray somaliya isla markana kala labtay kal sonidii mudo laga jogo&lt; 25&gt; sanadood ,, samaystena mamul ugara iyo waliba dastuur ay is [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":11533,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,10,2],"tags":[],"class_list":["post-11531","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2ZZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11531","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11531"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11531\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}