{"id":11441,"date":"2015-07-26T21:25:38","date_gmt":"2015-07-26T21:25:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=11441"},"modified":"2015-07-26T21:25:38","modified_gmt":"2015-07-26T21:25:38","slug":"dakhliga-cashuurta-degmada-arabsiyo-moganaanta-shacbiga-iyo-musuq-maasuqa-dulhoganaya-maamulka-q2aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/07\/26\/dakhliga-cashuurta-degmada-arabsiyo-moganaanta-shacbiga-iyo-musuq-maasuqa-dulhoganaya-maamulka-q2aad\/","title":{"rendered":"Dakhliga Cashuurta Degmada Arabsiyo , moganaanta shacbiga iyo Musuq Maasuqa dulhoganaya Maamulka Q2aad"},"content":{"rendered":"<p>Maqaaalkeenii hore waxaynu ku soo qaadanay kuna xusnay dakhliga cashuurta ardiyada ee guryaha iyo seesaska oo cadadkoodu aynu sanadkii ka dhignay 165 000 000S\/sh.<\/p>\n<div><\/div>\n<div>maqaalkan oo ah kii labaad waxaynu ku kaga hadli dakhliga liisamada ganacsiga meheradaha ee sanadlaha ah.<\/div>\n<div>Degmada arabsiyo degmo ahaan waaa degmo D ah. Liisamada ganacsiga waxaa lagu saleeyaa darajooyin ama levels kala sareeya. levelkastaana \u00a0wuxuu leeyahay xadi lacageed oo ugaara. Tusaale ahaan:<\/div>\n<div>\n<ul>\n<li>liisanka ganacsiga meheradaha \u00a0heerka koowaad waxaa laqaadaa 1200 000S\/sh<\/li>\n<li>liisanka ganacsiga meheradaha \u00a0heerka labaad waxaaa \u00a0cashuur u dhaxaysa 500 000S\/sh ah ilaa 700 000S\/sh ah<\/li>\n<li>Liisanka ganacsiga meheradaha heerka sadexaad waxaa la qaaadaa cashuur udhaxaysa 500 000S\/sh \u00a0ilaa 300 000S\/sh ilaa 400 000S\/sh ah.<\/li>\n<li>liisanka ganacsiga meheradaha heerka afraad waxaa la qaadaa lacag u dhaxaysa 100 000S\/sh \u00a0illaa 250 000 S\/sh<\/li>\n<\/ul>\n<\/div>\n<div>Celcelis ahaan Tirada meheradaha Arabsiyo hadaynu \u00a0usoo qaadano 100 meheradood, Celcliska cashuurta laqaadana aynu ka dhigno 300 000S\/sh ah,<\/div>\n<div>Waxaa inoo soo baxaya wadarta dakhliga cashuurta liisamada meheradaha ganacsiga ka soo gala \u00a0dawlada hoose ee arabsiyo sanadkii \u00a0taranta celceliska lacagta iyo meheradaha.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>\u00a0100m meheradood \u00a0X 300 000S\/sh =30 000 000S\/sh<\/div>\n<div><\/div>\n<div>GABAGABADII DAKHLIGA LIISAMADA MEHERADAHA \u00a0GANACSIGA EE ARABSIYO SANADKII KA SOO GALAA WAA<\/div>\n<div><\/div>\n<div>30 000 000S\/sh ah sanadkii.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>lasoco qaybaha danbe oo aynu ku soo qaadan doono dakhliyada kale ee dawlada hoose arabsiyo,<\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div>AHMED MAHAMED CIIDLE<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maqaaalkeenii hore waxaynu ku soo qaadanay kuna xusnay dakhliga cashuurta ardiyada ee guryaha iyo seesaska oo cadadkoodu aynu sanadkii ka dhignay 165 000 000S\/sh. maqaalkan oo ah kii labaad waxaynu ku kaga hadli dakhliga liisamada ganacsiga meheradaha ee sanadlaha ah. Degmada arabsiyo degmo ahaan waaa degmo D ah. Liisamada ganacsiga waxaa lagu saleeyaa darajooyin ama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1699,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,10],"tags":[],"class_list":["post-11441","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2Yx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11441","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11441"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11441\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}