{"id":1135,"date":"2014-12-08T12:17:58","date_gmt":"2014-12-08T12:17:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1135"},"modified":"2014-12-08T12:17:58","modified_gmt":"2014-12-08T12:17:58","slug":"haweenka-sucuudiga-oo-weli-u-dagaalamay-wadida-gawaarida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/08\/haweenka-sucuudiga-oo-weli-u-dagaalamay-wadida-gawaarida\/","title":{"rendered":"Haweenka Sucuudiga oo weli u dagaalamay wadida Gawaarida"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Sucuudiga ayaa asbuucii lasoo dhaafay xabsiga dhigtay labo haween ah oo lagu qabtay iyagoo wada gawaari.<\/p>\n<p>Haweenka la xiray ayaa waxaa kamid ah gabar 25 sano jir ah oo lagu magacaabo Luqiyan Al Xathluul, waxayna haweenaydan sharciga gawaari wadista kasoo qaadatay dalka Imaaraadka Carabta, kadibna waxay iyadoo gaari wada kasoo gashay xaduuda u dhaxeysa Imaaraatiga iyo Sucuudiga.<\/p>\n<p>Gabadhan ayey gacanta ku dhigeen ciidamada illaalada xaduuda oo Baasaboorkeedii ka qaaday, waxaana xabsi ku yaal xaduuda lagu hayey muddo 24 saac ah.<\/p>\n<p>Waxaa kadib goobtaasi tagay gabar kale oo lagu magacaabo Maysa Al Camudi oo 33 sano jir ah, taasi oo cunto iyo cabitaan u waday gabartii la xiray. Balse ciidamada ayaa sidoo kale xabsiga u taxaabay haweenaydan labaad oo iyadana lagu eedeeyey inay gaarigeeda gacanteeda ku wadatay.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nJida office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Sucuudiga ayaa asbuucii lasoo dhaafay xabsiga dhigtay labo haween ah oo lagu qabtay iyagoo wada gawaari. Haweenka la xiray ayaa waxaa kamid ah gabar 25 sano jir ah oo lagu magacaabo Luqiyan Al Xathluul, waxayna haweenaydan sharciga gawaari wadista kasoo qaadatay dalka Imaaraadka Carabta, kadibna waxay iyadoo gaari wada kasoo gashay xaduuda u dhaxeysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1138,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1135","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ij","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1135"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1135\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}