{"id":1120,"date":"2014-12-08T11:54:43","date_gmt":"2014-12-08T11:54:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1120"},"modified":"2014-12-08T11:54:43","modified_gmt":"2014-12-08T11:54:43","slug":"wasiirka-difaaca-ee-mareykanka-ee-xukunka-ka-sii-degaya-chuck-hagel-ayaa-u-sheegay-ciidamada-mareykanka-ee-weli-ku-sugan-dalka-afghanistan-inay-la-kulmayaan-caqabado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/08\/wasiirka-difaaca-ee-mareykanka-ee-xukunka-ka-sii-degaya-chuck-hagel-ayaa-u-sheegay-ciidamada-mareykanka-ee-weli-ku-sugan-dalka-afghanistan-inay-la-kulmayaan-caqabado\/","title":{"rendered":"Wasiirka Difaaca ee Mareykanka ee xukunka ka sii degaya Chuck Hagel ayaa u sheegay ciidamada Mareykanka ee weli ku sugan dalka Afghanistan inay la kulmayaan caqabado"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/42E62D7D-F225-4123-A8D6-608E29108515_w640_r1_cx0_cy3_cw0_s-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1121\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/42E62D7D-F225-4123-A8D6-608E29108515_w640_r1_cx0_cy3_cw0_s-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"42E62D7D-F225-4123-A8D6-608E29108515_w640_r1_cx0_cy3_cw0_s-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Jalalabad (AN)\u00a0Wasiirka Difaaca ee Mareykanka ee xukunka ka sii degaya Chuck Hagel ayaa u sheegay ciidamada Mareykanka ee weli ku sugan dalka Afghanistan inay la kulmayaan caqabado, inkastoo howlgalkoodu uu iska bedeli doono midka ay kula dagaalamayeen Taliban oo uu noqonayo howlgal tababar ay ku siinayaan ciidamada dowladda Afghanistan.<\/h2>\n<h2>Hageo, oo dhawaan iscasilay, ayaa markiisii ugu danbeysay safar ku soo maray Afghanistan Axaddii shalay, isagoo ciidamada Mareykanka ugu sheegay saldhig ay ku leeyihiin meel ku dhow Magaalada Jalalabad ee Bariga dalkaasi, in howsh hortaala aysan dhamaan.<\/h2>\n<h2>Waxa uu sheegay in Mareykanku aanu dooneyn inuu arko hormarkii la gaadhay saddex iyo tobankii sano ee ay ciidamadamada Mareykanku joogeen dalka Afghanistan oo dib u noqonaya.<\/h2>\n<h2>Mareykanka ayaa ku duulay Afganistan bishii October sanadkii 2001dii si uu xukunka uga tuuro taliskii Taliban ee gabaadka siiyay dagaalyahanadii al-qacida ee masuulka ka ahaa weeraradii argagixiso ee Mareykanka lagu soo qaaday bil ka hor inta aysan ciidamadu dalkaasi galin<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jalalabad (AN)\u00a0Wasiirka Difaaca ee Mareykanka ee xukunka ka sii degaya Chuck Hagel ayaa u sheegay ciidamada Mareykanka ee weli ku sugan dalka Afghanistan inay la kulmayaan caqabado, inkastoo howlgalkoodu uu iska bedeli doono midka ay kula dagaalamayeen Taliban oo uu noqonayo howlgal tababar ay ku siinayaan ciidamada dowladda Afghanistan. Hageo, oo dhawaan iscasilay, ayaa markiisii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1121,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1120","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-i4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1120","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1120"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1120\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}