{"id":1105,"date":"2014-12-08T11:36:12","date_gmt":"2014-12-08T11:36:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1105"},"modified":"2014-12-08T11:36:12","modified_gmt":"2014-12-08T11:36:12","slug":"musharax-cawil-ciise-jaamactimir-oo-shaaciyay-inuu-utaagan-yahay-doorashada-baarlamaanka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/08\/musharax-cawil-ciise-jaamactimir-oo-shaaciyay-inuu-utaagan-yahay-doorashada-baarlamaanka-somaliland\/","title":{"rendered":"Musharax Cawil Ciise Jaamac(Timir) Oo Shaaciyay Inuu Utaagan yahay Doorashada Baarlamaanka Somaliland"},"content":{"rendered":"<h2>Burco\u00a0(AN) Musharax Cawil Ciise Jaamac Timir Oo kamida Musharixiinta Ka Sharaxan Gobolka Saraar Ayaa Shaaciyay Inuu U Taagan Yahay Musharaxnimada Doorashada Baarlamaanka Somaliland Ee Fooda Inagu Soo Haysa.<\/h2>\n<h2>Musharax Cawil Ciise Jaamac Timir Oo Kamida Dhalinyarada Aqoonta Leh Ee Gobolka Saraar Kana SHaraxan Beesha Baalayaasha(Reer-Yoonis) Ee Gobolka Saraar Ayaa Maanta SHaaciayay Inuu u SHaraxanyahay Jagada Baarlamaanka Somaliland Ee Fooda Inagu Soo Haysa. Waxaana La Filayaa In Maalmaha soo Socda Xildhibaanka Ay Bahweynta Beesha uu Ka Soo Jeeda ay Uqaban Doonto Xaflad Balaadhan oo Lagu Qaban Doono Hotel Isha Caynaba Taasi oo lagu Shaacinaayo Musharaxnimada Cawil Ciise Jaamac Oo Kamida Dhalinyarada Aqoonta U Saaxiibka Ah Ee Kasoo Jeeda Gobolkaasi Saraar.<\/h2>\n<h2>Magaalada Caynaba Ee Xarunta gobolka Saraar Iyo Dhamaanba Degmooyinka Iyo Tuulooyinka Hoosyimaada Ayaa Maanta Ay Qarqiyeen Istiikarada Musharax Cawil Ciise Jaamac Oo Ka Sharaxan Gobolka Saraar<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco\u00a0(AN) Musharax Cawil Ciise Jaamac Timir Oo kamida Musharixiinta Ka Sharaxan Gobolka Saraar Ayaa Shaaciyay Inuu U Taagan Yahay Musharaxnimada Doorashada Baarlamaanka Somaliland Ee Fooda Inagu Soo Haysa. Musharax Cawil Ciise Jaamac Timir Oo Kamida Dhalinyarada Aqoonta Leh Ee Gobolka Saraar Kana SHaraxan Beesha Baalayaasha(Reer-Yoonis) Ee Gobolka Saraar Ayaa Maanta SHaaciayay Inuu u SHaraxanyahay Jagada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1106,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1105","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hP","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1105","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1105"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1105\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}