{"id":10993,"date":"2015-07-10T14:31:08","date_gmt":"2015-07-10T14:31:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10993"},"modified":"2015-07-10T14:31:08","modified_gmt":"2015-07-10T14:31:08","slug":"xukuumadda-somaliland-oo-goaamisay-in-muqdisho-loo-mastaafuriyo-xubin-baarlamaanka-somaliya-ka-tirsan-oo-borama-ku-xidhan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/07\/10\/xukuumadda-somaliland-oo-goaamisay-in-muqdisho-loo-mastaafuriyo-xubin-baarlamaanka-somaliya-ka-tirsan-oo-borama-ku-xidhan\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Somaliland Oo Go\u2019aamisay In Muqdisho Loo Mastaafuriyo Xubin Baarlamaanka Somaliya Ka Tirsan Oo Borama Ku Xidhan"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Xukuumadda Somaliland ayaa go\u2019aamisay in magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya loo masaafuriyo Axmed Xuseen Xasan (Sitiin) oo ka mid ah Baarlamaanka Wadanka Somaliya oo ay ciidamada ammaanku dhawaan ku xidheen magaalada Borama.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/Picture63-300x269.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-18148\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/Picture63-300x269.jpg?resize=300%2C269\" alt=\"Picture63-300x269\" width=\"300\" height=\"269\" \/><\/a><\/p>\n<p>Mr. Sitiin oo Somaliland dhuumasho ku soo galay isagoo ka soo degay madaarka Hargeysa ayaa lagu xidhay magaalada Borama toddobaadkii hore, waxaanay warar xogogaala oo uu <strong>Geeska Afrika<\/strong> helay xaqiijiyeen in xukuumadda Somaliland go\u2019aamisay in loo masaafuriyo magaalada Muqdisho. Mr. Sitiin ayay ciidamada ammaanku ka soo qaadeen magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal, waxaana la keenay magaalada Hargeysa oo la filayo in maanta laga masaafuriyo lana saaro diyaarad tagaysa magaalada Muqdisho oo uu markii hore ka yimid.<\/p>\n<p>Mr. Sitiin oo dhalasho ahaan ka soo jeeda gobalka Awdal ee Somaliland, ayaa ka soo degay madaarka Hargeysa, iyadoo uu badhasaabka gobalka Awdal Maxamuud Saleban Ramaax ku canaantay hay\u2019adaha ammaanka sida uu ninkani dhuumashada ugu soo galay magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Xigasho Geeska<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"really_simple_share really_simple_share_button robots-nocontent snap_nopreview\">\n<div class=\"really_simple_share_facebook_like\"><\/div>\n<div class=\"really_simple_share_twitter\"><\/div>\n<div class=\"really_simple_share_google1\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Xukuumadda Somaliland ayaa go\u2019aamisay in magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya loo masaafuriyo Axmed Xuseen Xasan (Sitiin) oo ka mid ah Baarlamaanka Wadanka Somaliya oo ay ciidamada ammaanku dhawaan ku xidheen magaalada Borama. Mr. Sitiin oo Somaliland dhuumasho ku soo galay isagoo ka soo degay madaarka Hargeysa ayaa lagu xidhay magaalada Borama toddobaadkii hore, waxaanay warar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10994,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10993","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2Rj","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10993"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10993\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}