{"id":10986,"date":"2015-07-10T00:01:52","date_gmt":"2015-07-10T00:01:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10986"},"modified":"2015-07-10T00:01:52","modified_gmt":"2015-07-10T00:01:52","slug":"masuul-xisbiga-kulmiye-iska-casilay-xilkii-raali-gallinna-siiyay-samaale-ujeedada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/07\/10\/masuul-xisbiga-kulmiye-iska-casilay-xilkii-raali-gallinna-siiyay-samaale-ujeedada\/","title":{"rendered":"Masuul Xisbiga Kulmiye Iska Casilay xilkii  , Raali Gallinna Siiyay Samaale +Ujeedada-"},"content":{"rendered":"<p><strong>Hargeysa<\/strong>(AN)July-09-2015-Madaxii Xafiiska Maamulka iyo saxaafadda ee Xisbiga Kulmiye Mustafe Iid Maxamed, ayaa iska casilay xilka uu Kulmiye ka hayay, waxaanu xisbiga ku eedeeyay mid aanu suuro gal ka ahayn isbedelkii laga sugayay.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale raaligalin siiyay Wasiirkii hore ee maaliyadda Cabdicasiis Samaale oo uu sheegay inuu hore uga taageeray Masuul uu ku sifeeyay mid daaro dhisasho ku mashquulsan.<\/p>\n<p><strong>Nuqul ka mid ah Iscasilaadda Masuulkan oo Arabsiyonews soo gaadhay ayaa u dhignaa sidan:-<\/strong><\/p>\n<p>&#8211; See more at: http:\/\/ramaasnews.com\/index.php\/News\/Masuul-Xisbiga-Kulmiye-Iska-Casilay-Oo-Eedeeyay-Xisbiga-Raali-Gallinna-Siiyay-Samaale.html#sthash.REvqMxlh.dpuf<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Aniga oo ah Agaasimihii Xafiiska Maamulka iyo xidhiidhka Saxaafadda ee xisbiga kulmiye ka dib Markii aan soo taabtay ina aanay jirin rajadii isbadal ee xisbiga kulmiye dhexdiisa laga sugayay<\/p>\n<p>Markii aan ku qancay siday waajib waddaniya\u00a0 u tahay ka qayb qaadashadda dadaalada isbadal doon ee dalka ka socda, waxan go\u2019aansaday inaan iska casilo xilkii iyo xubinnimadii xisbiga kulmiye.<\/p>\n<p>Waxaan ka raali- galinayaa Wasiirkii hore ee maaliyadda Md,\u00a0 C\/Casiis Maxamed Samaale \u00a0taageeradii aan ka taageeray nin aan hankiisu <strong>Daaro dhisasho<\/strong> dhaafsiisnayn.<\/p>\n<p>Gabagabadii waxan bulshada reer Somaliland iyo taageerayaashaydaba u cadaynayaa in aanay ilaa hada jirin meel aan si rasmiya ugu biiray , balse aan taladiina ka dib halkaynu ku qanacno inay danta dalka iyo dadku ku jirto aynu taladeena iyo taageeradeenaba la garab istaagi doono. Haygana filina inaan sida raga qaar saq dhexe <strong>go\u2019aan gunnaysan<\/strong> idinkaga salaliyo.<\/p>\n<p><strong>ALLAA MAHAD LEH<\/strong><\/p>\n<p><strong><u>Mustafe Iid Maxamed <\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong>Agaasimaha Xafiiska Maamulka iyo Xidhiidhka Saxaafadda ee xisbiga KULMIYE.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeisa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)July-09-2015-Madaxii Xafiiska Maamulka iyo saxaafadda ee Xisbiga Kulmiye Mustafe Iid Maxamed, ayaa iska casilay xilka uu Kulmiye ka hayay, waxaanu xisbiga ku eedeeyay mid aanu suuro gal ka ahayn isbedelkii laga sugayay. Waxa uu sidoo kale raaligalin siiyay Wasiirkii hore ee maaliyadda Cabdicasiis Samaale oo uu sheegay inuu hore uga taageeray Masuul uu ku sifeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10987,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10986","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2Rc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10986","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10986"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10986\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10986"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10986"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10986"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}