{"id":10958,"date":"2015-07-08T18:18:55","date_gmt":"2015-07-08T18:18:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10958"},"modified":"2015-07-08T18:18:55","modified_gmt":"2015-07-08T18:18:55","slug":"mujaahid-xasan-ciise-jaamac-oo-ku-baaqay-in-la-xaqiijiyo-wararka-ku-saabsan-heshiis-federal-oo-xukumadda-siilaanyo-somalia-la-gashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/07\/08\/mujaahid-xasan-ciise-jaamac-oo-ku-baaqay-in-la-xaqiijiyo-wararka-ku-saabsan-heshiis-federal-oo-xukumadda-siilaanyo-somalia-la-gashay\/","title":{"rendered":"Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, Oo ku baaqay in la  xaqiijiyo wararka ku saabsan heshiis federal oo xukumadda Siilaanyo Somalia la gashay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeisa(AN)Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaa ku baaqay in xaqiijiyo wararka ku saabsan heshiis federal oo xukumadda Siilaanyo Somalia la gashay, waxaanu sheegay in arrintaasi haddii ay rumowdo maxakamad la soo taago cidda ku shaqada leh.<\/p>\n<p>Mujaahid Xasan Ciise oo arrintan qoraal ka soo saaray ayaa sheegay in arrinta Shabadda siraha dawladdaha faafisa ee Wikileaks soo bandhigtay tahay mid culus.<\/p>\n<p>Wikileaks ayaa baahisay warqad muujinaysa heshiis 18 Febraury 2012 Xukumadda Siilaanyo la gashay Somalia oo ku saabsan in Somaliland ogoshahay Federalka Somalia loo sameeyay.<\/p>\n<p>Qoraalka Xasan Ciise waxa uu u dhignaa sidan:-<\/p>\n<p>\u201cArinta lagasoo wariyay wikileakes ee sheegaysa in wasiiro ka tirsanaa xukuumada Somaliland ay galeen heshiisyo Somaliland ka dhigayaa gobal ka tirsan nidaamka fadaraalka ee Somalia, hadii ay rumowdo, waxa weeye khiyaamo qaran tii ugu darayd ee wadankan soo marta intii la soo celiyay madax banaanida Somaliland tan iyo may 1991.<\/p>\n<p>waxaa layaabka leh in eed itaas le\u2019eg aanay ilaa imika xukumada Somaliland ka soo saarin wax war ah oo rasmi ah oo dadka u cadaynaya sida ay wax u jiraan!<br \/>\nculayska ay arintani leedahay awgeed iyo sida ay xukuumadani uga aamustay waxay lama huraan ka dhigayaan in si deg dega la isugu yeedho baarlamaanka ooy fadhi qayru caadiya isugu yimaadaan. Baarlamaanku waa in uu sugaa sida ay arintani wax uga jiraan kana joojiyaan xukuumada wax kasta oo kale inta arintan gunteeda la soo xaadhayo. hadii arintani sugnaato waa in la isugu yimaado shir qaran oo go\u2019aanka ku haboon lagu qabto, maxkamad gaar ahna lagu saaro cida ay khusayso.<\/p>\n<p>Xassan Ciise Jaamac<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa(AN)Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaa ku baaqay in xaqiijiyo wararka ku saabsan heshiis federal oo xukumadda Siilaanyo Somalia la gashay, waxaanu sheegay in arrintaasi haddii ay rumowdo maxakamad la soo taago cidda ku shaqada leh. Mujaahid Xasan Ciise oo arrintan qoraal ka soo saaray ayaa sheegay in arrinta Shabadda siraha dawladdaha faafisa ee Wikileaks soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9332,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10958","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2QK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10958","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10958"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10958\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10958"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10958"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10958"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}