{"id":1087,"date":"2014-12-08T10:52:49","date_gmt":"2014-12-08T10:52:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1087"},"modified":"2014-12-08T10:52:49","modified_gmt":"2014-12-08T10:52:49","slug":"xisbiga-mucaaridka-ah-ee-ucid-ayaa-munaasibad-balaadhan-ku-qaabilay-musharaxiin-iyo-taageerayaal-ku-soo-biiray-shalay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/08\/xisbiga-mucaaridka-ah-ee-ucid-ayaa-munaasibad-balaadhan-ku-qaabilay-musharaxiin-iyo-taageerayaal-ku-soo-biiray-shalay\/","title":{"rendered":"Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa munaasibad balaadhan ku qaabilay musharaxiin iyo taageerayaal ku soo biiray shalay"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/download-14-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1088\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/download-14-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"download-14-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Hargaysa\u00a0(AN) \u00a0Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa munaasibad balaadhan ku qaabilay musharaxiin iyo taageerayaal ku soo biiray shalay<\/h2>\n<h2>Taageerayaashan iyo musharaxiintan ku dhawaaqay inay ka tirsan yihiin xisbiga Ucid oo shalay\u00a0 munaasibad loogu qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay guddoomiyaha xisbiga Ucid, musharaxa madaxweyne ku xigeenka ee xisbigaasi, xildhibaano ka tirsan golaha\u00a0 wakiilada, xoghayayaasha kala duwan ee xisbigaas, taageerayaal iyo dadweyne aad u tiro badan.<\/h2>\n<h2>Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay munaasibadan ayaa<\/h2>\n<h2>si diiran u soo dhaweeyey taageerayaashan, waxaanu sheegay inuu rajaynayo inuu xisbiga Ucid ay u soo baxaan xildhibaano dadka wax u qabta, waxaana hadaladiisi ka mid ahaa \u201cWaxaan jecelahay inay umadda Somaliland ee aan ka muuqan awoodda qaranka inay ka muuqdaan, dadka reer Saylac ee qaadacay\u00a0 doorashadii hore ee golaha wakiilada waxaan rajaynayaa inay wakhtigan si fiican uga qayb qaadan doonaan oo ay\u00a0 dhulkooda ku soo noqon doonaan\u201dayuu yidhi, Guddoomiyaha UCID oo intaasi raaciyey \u201cWaaan soo dhawaynayaa musharaxa reer Saylac ee iska soo sharaxay xisbiga UCID, waxa kale oo aan soo dhawaynayaa musharaxa reer Gabiley ee isaguna iska soo sharaxay xisbiga, waxaanan leeyahay doorkan waa markii xisbiga UCID, waxaanan leeyahay dadka reer Somaliland, gaar ahaan reer Hargaysa toosa<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa\u00a0(AN) \u00a0Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa munaasibad balaadhan ku qaabilay musharaxiin iyo taageerayaal ku soo biiray shalay Taageerayaashan iyo musharaxiintan ku dhawaaqay inay ka tirsan yihiin xisbiga Ucid oo shalay\u00a0 munaasibad loogu qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay guddoomiyaha xisbiga Ucid, musharaxa madaxweyne ku xigeenka ee xisbigaasi, xildhibaano ka tirsan golaha\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1088,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1087"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1087\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}