{"id":10744,"date":"2015-06-30T19:08:49","date_gmt":"2015-06-30T19:08:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10744"},"modified":"2015-06-30T19:08:49","modified_gmt":"2015-06-30T19:08:49","slug":"10744","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/30\/10744\/","title":{"rendered":"Madaxwyane Axmed Siilaanyo Laba Danjire U Magacaabay Dalalka China Iyo Imaaraadka"},"content":{"rendered":"<p>Hargeisa(AN)-Madaxwayne Axmed Siilaanyo ayaa xilal u magacaabay laba danjire oo Somaliland u fadhiyi doona dalalka Imaaraadka iyo China<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed ka soo baxay Aqalka Madaxtooyada Somaliland oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Arabsiyonews ayaa u dhigaa sidan:-<br \/>\nMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay\u00a0\u00a0<strong>JSL\/M\/XERM\/249-3383\/062015,<\/strong>\u00a0ku magacaabay laba danjire oo cusub, Somaliland u fadhiyi doona Dalalka\u00a0<strong>China iyo Isu-tagga Imaaraadka Carabta.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Madaxweynuhu:-<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (r) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Ahmiyadda Wakiiladda Somaliland u fadhiya dalalka dibaddu u leeyihiin dhismaha Qaranka;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>In baahi loo qabo magacaabista iyo buuxinta jagada Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalalka China; iyo Isu-tagga Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Ka Fiirsaday:\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>In ay hanan karaan xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wuxuu go\u2019aansaday<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li><strong>In Mudane, Cabdi Maxamuud Saleebaan Ciise (Mingiiste), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka China<\/strong><\/li>\n<li><strong>In Mudane, Baashe Cawil Cumar, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa(AN)-Madaxwayne Axmed Siilaanyo ayaa xilal u magacaabay laba danjire oo Somaliland u fadhiyi doona dalalka Imaaraadka iyo China &nbsp; Warsaxaafadeed ka soo baxay Aqalka Madaxtooyada Somaliland oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Arabsiyonews ayaa u dhigaa sidan:- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay\u00a0\u00a0JSL\/M\/XERM\/249-3383\/062015,\u00a0ku magacaabay laba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10745,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10744","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/s5kp1p-10744","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10744","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10744"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10744\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10744"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10744"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10744"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}