{"id":10713,"date":"2015-06-29T12:04:23","date_gmt":"2015-06-29T12:04:23","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10713"},"modified":"2015-06-29T12:04:23","modified_gmt":"2015-06-29T12:04:23","slug":"madaxweynaha-jamhuuriyada-somaliland-mudane-axmed-maxamed-silaanyo-ayaa-tacsi-u-diray-qoyskii-eheladii-qaraabadii-asxaabtii-iyo-shacbiga-somaliland-ee-ay-ka-geeriyoodeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/29\/madaxweynaha-jamhuuriyada-somaliland-mudane-axmed-maxamed-silaanyo-ayaa-tacsi-u-diray-qoyskii-eheladii-qaraabadii-asxaabtii-iyo-shacbiga-somaliland-ee-ay-ka-geeriyoodeen\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha  Somaliland, , oo  tacsi u diray, sadex marxuum oo shil baabuur oo naxdin leh ku geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\" align=\"center\">Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa \u00a0tacsi u diray, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee ay ka geeriyoodeen<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>TACSI MADAXWEYNE<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee ay ka geeriyoodeen<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b><b>Marxuum Weli Daauud Cigaal (masuul sare oo ka tursanaa Wasaaradda Maaliyada qaybta Qorshaynta)<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b><b>Marxuum Maxamed Daauud Yuusuf (Weriye ka tirsanaa Horn cable Tv) iyo<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>3.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b><b>Marxuum Muuse Cali Haybe (Askarigii ilaalada u ahaa wasiirka Maaliyada) <\/b>oo shil baabuur oo naxdin leh ugu geeriyooday inta u dhaxaysa Berbera iyo Hargeysa ka dib markii ay dulmartay gaadhi booyad ahi, \u00a0gaadhigii ay saarnayeen saddexdaa marxuum shilkaasina ay ku geeriyoodeen.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxweynuhu waxa uu Alle uga baryayaa Marxuumiintaasi inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga\u00a0 Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)<br \/>\nAf-hayeenka Madaxtooyada \u00a0JSL.<\/b><b><u><\/u><\/b><\/p>\n<div><\/div>\n<p>&#8212;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa \u00a0tacsi u diray, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee ay ka geeriyoodeen TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN \u00a0 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee ay ka geeriyoodeen 1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7544,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10713","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2MN","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10713","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10713"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10713\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}