{"id":1069,"date":"2014-12-07T17:11:28","date_gmt":"2014-12-07T17:11:28","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1069"},"modified":"2014-12-07T17:11:28","modified_gmt":"2014-12-07T17:11:28","slug":"maxkamada-ciidamada-dowladda-federaalka-oo-xukuntay-aska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/07\/maxkamada-ciidamada-dowladda-federaalka-oo-xukuntay-aska\/","title":{"rendered":"Maxkamada ciidamada Dowladda Federaalka oo xukuntay aska"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamda Ciidama Qalabka sida ee Dowladda federaalka Soomaaliya\u00a0 ayaa maanta soo gaba gabaysay dacwad u socotay 7 ruux oo ka tirsanaa askata ciidanka, Askartan ayaa lagu helay dambiyo la xiriira dil iyo jidgooyooyin ay dhigteen.<\/p>\n<p>7 askari ayaa mid ka mid waxa uu dil ugeystay marxuum la oran jiray Maxamuud Sanbaloolshe oo uu ku dilay bartamaha suuqa Bakaare ee magaalada Muqdisho, halka 6-da kale ay isbaaro sharci daro ah dhigteen wadada aada Deegaanka Al-jasiira.<\/p>\n<p>Maxkamada xukuna soo baxay waxaa saxaafada u soo andhigey Gaashaanle Dhexe Xasan Cismaan Axmed \u201d Maxkamadda waxaa u cadaatay Dable Bool Cabdullaahi Jiinoow Maxamed in uu 9-6-2014 gudaha suuqa bakaaraha ku dilay marxuum la oran jiray Maxamed Sandhoole Xasan, Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida waxay baabi\u2019isay xukunkii maxkamadda darajada koowaad ee ay horey ugu xukuntay dable Bool Cabdullaahi Jiinoow Maxamed,\u00a0\u00a0 waxayna dambiilaha ku xukuntay in uu bixiyo boqol halaad oo geel ah oo ah diyadii Marxuumka uu dilay iyo labo sano oo xukun tacsiir ah oo ay uga bilaabaneyso 25\/6\/2014-ka\u201d ayuu yiri<\/p>\n<p>Sidoo kale Gaanshaale dhexe Xasan Cismaan wuxuu sheegay xukunka ay maxkamadu ku ridey lixda kale ee lagu helay falka isbaarada sharci darada iyagoo isticmaalayey waraaqo been abuur ah oo lacag kaga qaadayeen Gadiidka wadadaa isticmaala.<\/p>\n<p>Dable Bool Abshir Xasan Caddow\u00a0 20 Sano<\/p>\n<p>Cumar Maxamed Aadan 20 Sano<\/p>\n<p>Dable xoogga Cali Maxamuud Caddow 20 Sano<\/p>\n<p>Abshir Xasan Caddow\u00a0 20 Sano<\/p>\n<p>Maxamed Cismaan Abiikar\u00a0 15 Sano<\/p>\n<p>Faarax Muuse Xasan Maxamed\u00a0 15 Sano<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nMuqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamda Ciidama Qalabka sida ee Dowladda federaalka Soomaaliya\u00a0 ayaa maanta soo gaba gabaysay dacwad u socotay 7 ruux oo ka tirsanaa askata ciidanka, Askartan ayaa lagu helay dambiyo la xiriira dil iyo jidgooyooyin ay dhigteen. 7 askari ayaa mid ka mid waxa uu dil ugeystay marxuum la oran jiray Maxamuud Sanbaloolshe oo uu ku dilay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1070,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1069","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1069","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1069"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1069\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1069"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1069"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1069"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}