{"id":10683,"date":"2015-06-27T17:35:21","date_gmt":"2015-06-27T17:35:21","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10683"},"modified":"2015-06-27T17:35:21","modified_gmt":"2015-06-27T17:35:21","slug":"madaxwaynha-somaliland-oo-shacabka-jabouti-ugu-hambalyeeyay-38-guurada-ka-soo-wareegtay-markii-gumaystihii-faransiiska-ka-xoroobeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/27\/madaxwaynha-somaliland-oo-shacabka-jabouti-ugu-hambalyeeyay-38-guurada-ka-soo-wareegtay-markii-gumaystihii-faransiiska-ka-xoroobeen\/","title":{"rendered":"Madaxwaynha Somaliland oo  shacabka Jabouti ugu hambalyeeyay 38 Guurada ka soo wareegtay markii gumaystihii Faransiiska  ka xoroobeen"},"content":{"rendered":"<p>Hargeisa(AN)-Madaxwaynha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa shacabka Jabouti ugu hambalyeeyay 38 Guurada ka soo wareegtay markii gumaystihii Faransiiska ka xoroobeen.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha ayaa sheegay inuu dawlada Jabouti ugu hambalyaynayo horumarka ay shacabka iyo xukuumaduba ku talabaadsadee.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/Madaxweyne-Siilaanyo3.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-2518\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/Madaxweyne-Siilaanyo3.jpg?resize=604%2C424\" alt=\"Madaxweyne-Siilaanyo3\" width=\"604\" height=\"424\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxwaynaha JSL Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo)<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isaga oo ku hadlayaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu Dhambaal hambalyo ah u dirayaa Dawladda aynu jaarka iyo walaalaha dhaw nahay ee Jamhuuriyada Jabuuti oo ay maanta ku beegan tahay Xuska Sanad Guuradii\u00a0<strong>38<\/strong>aad ee ka soo wareegtay Markii ay Xornimada ka qaateen Gumaystihii Faransiiska (France)\u00a0<strong>27<\/strong>&#8211;<strong>Jun<\/strong>e-<strong>1977<\/strong>kii.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu ku bogaadinayaa Dawladda Jabuuti ee uu Madaxweynaha ka yahay Mudane Ismaaciil Cumar Geelle horumarka ay ku talaabsadeen Xukuumadiisa iyo shacbigiisuba mudadaasi ay madaxa banaanida haysteen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>waxaanu Madaxweynuhu xusay xidhiidhka qotada dheer ee labada dalka ka dhexeeya oo ah mid walaaltinimo, iskaashi, iyo isfahan ku qotoma iyo dedaalka labada dhinac ugu jiraan guud ahaan adkaynta nabad gelyada iyo xasillooni Geeska Afrika.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu mar labaad ku hambalyaynayaa shacbiga iyo Dawlada Jabuuti xornimada iyo horumarka\u00a0<strong>38<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>jirsaday ee ay ku naaloonayaan maanta, isagoo u rajeynaya inay sanadkan kiisa ku gaadhaan wadajir iyo horumar.\u201d<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa(AN)-Madaxwaynha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa shacabka Jabouti ugu hambalyeeyay 38 Guurada ka soo wareegtay markii gumaystihii Faransiiska ka xoroobeen. Madaxwaynaha ayaa sheegay inuu dawlada Jabouti ugu hambalyaynayo horumarka ay shacabka iyo xukuumaduba ku talabaadsadee. Madaxwaynaha JSL Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isaga oo ku hadlayaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2518,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10683","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2Mj","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10683","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10683"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10683\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}