{"id":10675,"date":"2015-06-27T17:04:45","date_gmt":"2015-06-27T17:04:45","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10675"},"modified":"2015-06-27T17:04:45","modified_gmt":"2015-06-27T17:04:45","slug":"xoghayaha-kulmiye-heshiiskii-xisbiyaddu-muu-ahayn-heshiis-dastuuri-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/27\/xoghayaha-kulmiye-heshiiskii-xisbiyaddu-muu-ahayn-heshiis-dastuuri-ah\/","title":{"rendered":"XOGHAYAHA KULMIYE \u201cHeshiiskii Xisbiyaddu Muu Ahayn Heshiis Dastuuri ah\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Hargeisa(AN)-Xoghayaha guud ee xisbiga\u00a0\u00a0 Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf, ayaa ku tilmaamay\u00a0\u00a0 in aanu sharci ahayn heshiiskii ay wadda gaadheen saddexda xisbi iyo xukuumaddu hase yeeshee uu ahaa is-faham\u00a0 siyaasadeed oo laga gaadhay arrimaha doorashooinka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/Xogyaha-kulmiye-Xasan-siciid-3-238x300.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-medium wp-image-17696\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/Xogyaha-kulmiye-Xasan-siciid-3-238x300-238x300.jpg?resize=238%2C300\" alt=\"Xoghaya Kulmiye Xasan Siciid.\" width=\"238\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaanu sheegay xoghayaha KULMIYE in\u00a0 heshiiskaasi\u00a0 markii u horaysay ee la wada saxeexanayay in uu xisbiga Waddani ka baxay, isla markaana ay xisbiyadu u aqoonsan yihiin mid sharciyadda waafaqsan go\u2019aankii guurtidu gaadhay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xasan Siciid, oo xalay telefoonka ugu waramay DAWAN,\u00a0 waxa uu xusay in dastuuri yahay go\u2019aankii golaha guurtidu muddo xileedka ugu kordhiyeen xukuumadda iyo golaha wakiiladda isla markaana heshiiska xisbiyadu burinan go\u2019aanka golaha guurtida.<\/p>\n<p>\u201cHeshiiska xisbiyadda iyo xukuumaddu wada gaadheen muu ahayn\u00a0 heshiis dastuuri ah, balse wuxuu ahaa\u00a0 heshiiskaasi is-faham siyaasadeed oo ay axsaabtu wad agaadheen.\u00a0\u00a0 Mana\u00a0\u00a0 burinayo go\u2019aanka golaha guurtida ee mudada ay ugu kordhiyeen xukuumadda iyo golaha wakiilada go\u2019aankaa aanu wadda gaadhnay xisbiyaddana waxa uu ahaa mid siyaasi ah.\u00a0 Arrintaana\u00a0 markii la doonayay in golaha guurtida in lagu qanciyo xisbiga Waddani\u00a0 isagaa ka baxay heshiiska.\u00a0 markaa heshiiskaasi\u00a0 muu\u00a0 ahayn mid dastuuri ah,\u00a0 guurtiduna waa mid sharciya\u201dayuu yidhi Xasan Siciid.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xoghayaha guud ee KULMIYE,\u00a0 waxa kale oo\u00a0 uu tilmaamay in beesha caalamku aanay burin karin go\u2019aamadda dastuuriga\u00a0 ah ee ka soo baxa goleyaasha qaranka Somaliland, hase yeeshee Somaliland iyo beesha caalamka ay ka dhaxayso wada shaqayn.<\/p>\n<p>Dhinaca kale\u00a0 xasan Siciid waxa uu sheegay in ay ka xisbi ahaan u hogaansamayaan go\u2019aankii guurtidda. Isagoo xusay in aanay\u00a0 jiri doonin wax dhibaato ah oo\u00a0 dalka ka\u00a0 dhacdaa markaay dhamaato xiligii sharciga ahaa ee la doortay madaxweynaha iyo ku xigeenka. Isagoo tilmaamay\u00a0 in aanay\u00a0 cidina ka saraynin\u00a0 dastuurka iyo shuruucda dalka u yaalla.<\/p>\n<p>\u201cAnnagu (Somaliland) dastuur ayaan leenahay sharci ayaan leenahay. Xidhiidh iyo wada shaqayn way inaga dhaxaysaa beesha caalamka laakiin ma farogalin karaan mana burin karaan wixii go\u2019aamo ah ee aynu leenahay dawlad ahaan.Xisbi ahaana waanu\u00a0\u00a0 ixtiraamayaan go\u2019aankii golaha guurtida.\u00a0 go\u2019aanka golaha guurtidana waa mid sharciya oo aan ixtiraamayno oo aan aqoonsanahay wax dhici doonaana ma jiraan deerona deero hirdiyi mayso waxaa mucaaradku sheegayaan sharcigana cidina kama wayna.\u201dayuu yidhi xoghayaha Xisbiga Kulmiey.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xoghayaha guud ee Kulmiye waxa kale oo uu sheegay in kooxda madasha sharci ahan isla markaana xisbiyadda mucaaradku ku milmeen.<\/p>\n<p>\u201cMadasha wadda tashigu ma aha xisbi jira oo sharciya waa dad muwaadiniina oo ka mid ah shacbiga reer Somaliland markaa go\u2019aan\u00a0 saamayn leh ma aha,\u00a0 mid siyaasadeed oo sharci midna malaha axsaabtuna waa sharci ee madasha ma\u00a0 iyagaa ku milmay mise madashaa ku milantay\u201dayuu yidhi Xasan Siciid.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa(AN)-Xoghayaha guud ee xisbiga\u00a0\u00a0 Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf, ayaa ku tilmaamay\u00a0\u00a0 in aanu sharci ahayn heshiiskii ay wadda gaadheen saddexda xisbi iyo xukuumaddu hase yeeshee uu ahaa is-faham\u00a0 siyaasadeed oo laga gaadhay arrimaha doorashooinka. Waxaanu sheegay xoghayaha KULMIYE in\u00a0 heshiiskaasi\u00a0 markii u horaysay ee la wada saxeexanayay in uu xisbiga Waddani ka baxay, isla markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10676,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10675","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2Mb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10675","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10675"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10675\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10675"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10675"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10675"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}