{"id":1063,"date":"2014-12-07T17:08:25","date_gmt":"2014-12-07T17:08:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1063"},"modified":"2014-12-07T17:08:25","modified_gmt":"2014-12-07T17:08:25","slug":"amisom-oo-taageertay-goaanka-ay-qaateen-xildhibaanada-ee-kalsooni-kala-noqoshada-xukuumada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/07\/amisom-oo-taageertay-goaanka-ay-qaateen-xildhibaanada-ee-kalsooni-kala-noqoshada-xukuumada\/","title":{"rendered":"AMISOM oo taageertay go\u2019aanka ay qaateen Xildhibaanada ee Kalsooni kala noqoshada Xukuumada"},"content":{"rendered":"<p>Danjira Midowga Africa Soomaaliya sidoo kalana hogaamiya howl galka AMISOM Soomaaliya Maman Sidikou ayaa war uu xafiiskiisa ka soo saaray maanta ku taageeray qaabka xildhibaanada u wajaheen kala saarida xukuumada C\/wali Sheekh iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Maman wuxuu bogaadiyey baarlamaanka isagoo sheegay in ay mareen qaabkii ugu macquulsanaa ee lagu xalin karo khilaafkii soo jiray mudda dheer ee hakad geliyey shaqada dowladda federaalka, Wuxuu sheegay in murankan siyaasadeed uu ubaahnaa xal deg deg ah si loo guda galo shaqooyinka dowladda.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha Howlgalka AMISOM wuxuu warkiisa ku sheegay doorka ay ka qaadaynos AMISOM xal u helda khilaafka madaxda iyo nabad gelyada dalka, wuxuu yiri \u201cAMISOM waxay u taagan tahay had iyo goor fulinta barnaamijka nabadeed ee dalka lagu gaarsiinayo 2016 doorasho dimuqaraadi ah.\u201d<\/p>\n<p>Maman Sidikou ayaa madaxweynaha Soomaaliya ugu baaqay in sida ugu dhakhsiyaha badan uu u so magacaabo Ra\u2019iisal wasaare sii wada shaqada dowladda, sidoo kale wuxuu sheegay in Ra\u2019iisal wasaaraha soo socda laga doonayo in uu fuliyo howl badan oo u yaala dowladda sida ka shaqayn Amniga gaar deegaamada aysan ka jirin dhamaystirka federaalka<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nMuqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Danjira Midowga Africa Soomaaliya sidoo kalana hogaamiya howl galka AMISOM Soomaaliya Maman Sidikou ayaa war uu xafiiskiisa ka soo saaray maanta ku taageeray qaabka xildhibaanada u wajaheen kala saarida xukuumada C\/wali Sheekh iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Maman wuxuu bogaadiyey baarlamaanka isagoo sheegay in ay mareen qaabkii ugu macquulsanaa ee lagu xalin karo khilaafkii soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1066,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1063","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-h9","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1063","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1063"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1063\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1063"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1063"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1063"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}