{"id":10566,"date":"2015-06-24T14:26:19","date_gmt":"2015-06-24T14:26:19","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10566"},"modified":"2015-06-24T14:26:19","modified_gmt":"2015-06-24T14:26:19","slug":"wasaarada-arimaha-gudaha-sland-oo-kahadashay-dilalka-askarta-oo-ku-soo-badanaya-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/24\/wasaarada-arimaha-gudaha-sland-oo-kahadashay-dilalka-askarta-oo-ku-soo-badanaya-dalka\/","title":{"rendered":"Wasaarada Arimaha Gudaha S\/land oo kahadashay dilalka Askarta oo ku soo badanaya dalka"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(Tooshnews)-Wasiir ku xigeenka maamulka \u00a0gobolada iyo degmooyinka S\/land \u00a0ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland Axmed Cadare ayaa ka dhacay dilalka soo noq noqaya ee ka dhacaya gudaha Somaliland iyo falalka lagu laynayo askarta .<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/cadare.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-medium wp-image-17642\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/cadare-300x231.jpg?resize=300%2C231\" alt=\"Wasiir ku xigeenka Amniga Somaliland\" width=\"300\" height=\"231\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha\u00a0 iyo dawladaha hoose oo warbaahinta qaar kula hadlay magaalada Hargaysa waxa uu sheegay in gacan ku dhiigalayaashii falalka askarta lagu laayahay gaystay lagu daba jiro,<\/p>\n<p>\u201c Horta waxa aan tacsi u diraa Marxuumkii askariga ahaa ee dhawaan ka geeriyooday qaranka ,waa ayaan daro in shacbigii u soo dhigtaan ciddii amniga ilaalinaysay,waxa uu ahaan arin aad u fool xun oo dhacday,gacan ku dhiiglihiina waa lagu daba jiraa, may ahayn arin sidaa u wayn laakin waxa ay isku bedeshay noocaasi\u201dayuu yidhi Axmed Cadare.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha iyo dawladaha hoose waxa uu baaq u diray bulshada Somaliland isagoo ka codsaday in lagu taageero qabashada dadka ku kacay dilalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaanu baaq u diraynaa dhammaan shacabka reer Somaliland oo aanu leenahay yaan la qarin gacan ku dhiiglaha noocaasi ah laakin cidii qarisaa lamid ayay noqonaysaa,shacabka Somaliland waxa aanu ka codsanayaa inay soo sheegaan ciddii ka dambasyay ka ka dhacay Ceerigaabo,qorilugud iyo kan Hargaysaba inay shacabku fududeeyaan\u201dayuu yidhi wasiir ku xigeenka Arimaha gudaha Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Somaliland ayaa waxa soo noqnoqday dilal loo gaysanayo askarta kala duwan ee ka tirsan ciidamada .Todobaadkii ugu dambeeyay waxa magaalada Hargaysa lagu dilay askari waaran qabasho ah u siday ruux shicib ah kaasi oo uu dilay qofkii uu u siday waaranka maxkamada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Tooshnews)-Wasiir ku xigeenka maamulka \u00a0gobolada iyo degmooyinka S\/land \u00a0ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland Axmed Cadare ayaa ka dhacay dilalka soo noq noqaya ee ka dhacaya gudaha Somaliland iyo falalka lagu laynayo askarta . Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha\u00a0 iyo dawladaha hoose oo warbaahinta qaar kula hadlay magaalada Hargaysa waxa uu sheegay in gacan ku dhiigalayaashii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10570,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10566","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2Kq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10566","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10566"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10566\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10566"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10566"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10566"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}