{"id":10519,"date":"2015-06-23T11:34:23","date_gmt":"2015-06-23T11:34:23","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10519"},"modified":"2015-06-23T11:34:23","modified_gmt":"2015-06-23T11:34:23","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-somaliland-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-ugu-sareeya-hayada-care","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/23\/madaxweyne-ku-xigeenka-somaliland-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-ugu-sareeya-hayada-care\/","title":{"rendered":"Madaxweyne  ku xigeenka Somaliland   oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa  ugu sareeya  hay\u2019ada care"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweyne\u00a0 ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil \u201c Saylici\u201d \u00a0ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa\u00a0 ugu sareeya \u00a0hay\u2019ada care ama madaxweynaha Care Miss Michelle Nunn.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Somaliland \u00a0mudane saylici waxa uu warbixin ka siiyey wafti ay hogaaminayso Nunn oo dalka safar shaqo ku yimid, xaalada dalku maraayo.<\/p>\n<p>Halka Miss Michelle Nunn ay sheegtay in ay madaxa ka tahay ugu yaraan 90 dal balse ay iyadu doorbiday inay Somaliland ku horayso madaama ay ku cusub tahay xafiiska dhawaana la soo magacaabay, imaatinkayguna waxa uu I gelinayaa farxad dheeriya waayo in badan ayaan ku taamayey in aan indhaha ka soo qaado Jamhuuriyada somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>waxa kale oo ay sheegtay inay hay\u2019ada care iyo Somaliland si wada jira isaga kaashanayaan ka shaqaynta iyo kor u qaadida arrimaha bini-aadannimida, waxbarashada, farsamada gacanta iyo tayeynta tayada macalimiinta gaar ahaan haweenka macalimiinta ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>geesta kalena madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan c\/laahi saylici ayaa sheegay inuu\u00a0 soo dhawaynayo Miss Michelle Nunn iyo waftiga ay hogaaminayso.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>madaxweyne ku xigeenka ayaa xusay inay waftigan kawada hadleen sidii loo dardar galin lahaa hawlaha ay hay\u2019adani dalka ka qabato isla markaana loogu fudaydin lahaa dhamaan hawlaheeda iyada oo la iskaashanayo hay\u2019ada care iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweyne\u00a0 ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil \u201c Saylici\u201d \u00a0ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa\u00a0 ugu sareeya \u00a0hay\u2019ada care ama madaxweynaha Care Miss Michelle Nunn. &nbsp; Madaxweyne ku xigeenka Somaliland \u00a0mudane saylici waxa uu warbixin ka siiyey wafti ay hogaaminayso Nunn oo dalka safar shaqo ku yimid, xaalada dalku maraayo. Halka Miss Michelle Nunn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10521,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"gallery","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10519","post","type-post","status-publish","format-gallery","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka","post_format-post-format-gallery"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2JF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10519","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10519"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10519\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10519"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10519"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10519"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}