{"id":10483,"date":"2015-06-21T19:40:35","date_gmt":"2015-06-21T19:40:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10483"},"modified":"2015-06-21T19:40:35","modified_gmt":"2015-06-21T19:40:35","slug":"buuhoodlerag-hubaysan-oo-nin-ku-dilay-deegaanka-horufadhi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/21\/buuhoodlerag-hubaysan-oo-nin-ku-dilay-deegaanka-horufadhi\/","title":{"rendered":"BUUHOODLE:Rag Hubaysan Oo Nin Ku Dilay Deegaanka Horufadhi"},"content":{"rendered":"<p>Buuhoodle(AN)-Rag hubaysan ayaa nin ku toogtay deegaanka u dhexeeya Habar-heshay iyo Horufadhi,halkaasi oo ay dablaydii hubaysnayd baxsadeen.<\/p>\n<p>Wararka shabakada Tooshnews helayso ayaa sheegay inay goobtii lagu dilay ninkay ay ka socdaan dhaqdhaqaaq maleeshiyaad .Ninka la dilay ayaa lagu magacaabaa Alle ha u naxariistee Maxamuud Daroor Xoosh,kaasi oo dilka\u00a0 loo gaystay shalay galab .<\/p>\n<p>Deegaanka u dhexeeya Qorilugud iyo Buuhoodle ayay had iyo jeer ka dhacaan dilal qorshaysan oo la xidhiidha arimo dhuleed iyo beeleed .<\/p>\n<p>Waxaanu dilkani imanaya kadib shirkii Nabadaynta beelaha qorilugud iyo Buuhoodle ee ka dhacay deegaanka Coodanle kaasi oo laga soo saaray dhawr qodob oo heshiis lagu dhaliyay .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Buuhoodle(AN)-Rag hubaysan ayaa nin ku toogtay deegaanka u dhexeeya Habar-heshay iyo Horufadhi,halkaasi oo ay dablaydii hubaysnayd baxsadeen. Wararka shabakada Tooshnews helayso ayaa sheegay inay goobtii lagu dilay ninkay ay ka socdaan dhaqdhaqaaq maleeshiyaad .Ninka la dilay ayaa lagu magacaabaa Alle ha u naxariistee Maxamuud Daroor Xoosh,kaasi oo dilka\u00a0 loo gaystay shalay galab . Deegaanka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":358,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10483","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2J5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10483","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10483"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10483\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10483"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10483"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10483"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}