{"id":10445,"date":"2015-06-20T12:26:21","date_gmt":"2015-06-20T12:26:21","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10445"},"modified":"2015-06-20T12:26:21","modified_gmt":"2015-06-20T12:26:21","slug":"guddoomiyaha-selal-oo-ka-hadlay-dhismayaal-xuduudka-jabuuti-ku-dhow-oo-ay-burburiyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/20\/guddoomiyaha-selal-oo-ka-hadlay-dhismayaal-xuduudka-jabuuti-ku-dhow-oo-ay-burburiyeen\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Selal Oo Ka Hadlay Dhismayaal Xuduudka Jabuuti Ku Dhow Oo Ay Burburiyeen"},"content":{"rendered":"<p>SAYLAC (AN)-Guddoomiyaha Gobolka Selal Cabdirisaaq Waabari Rooble,ayaa ka war bixiyay dhismayaal sharci darro ah oo kooxo kootarabaan ay ka dhiseen meel u dhow xadka ay Jabuuti iyo Somaliland wadaagaan.<span id=\"more-10008\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Selal waxaa kale oo\u00a0 uu meesha ka saaray warar sheegayay in dhismayaasha ka bur buriyiyeen\u00a0\u00a0 baabiintooda uu dalabkoodu ka yimi dhanka Jabuuti.Waxaanu sidaa ku sheegay waraysi gaar ah oo uu khadkaTelefoonka \u00a0ku siiyay wargeyska Xukuumaddu maamusho ee Dawan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaannu cadeeyay \u00a0in babiinta dhismayaashaasi ay yihiin tallaabo sharci ah oo ay qaaday Xukuumadda Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cHorta dhismayaal iyo deegaan la deganaa oo aanu baabiinay ma jirto, \u00a0laakiin waxaanu duminay waabab ay dhisteen dad waxyaabo aan wanaagsanayn ka ganacsada oo si tuugo ah halkaa u\u00a0 marin jiray meeshuna\u00a0 Lawyacaddo ayay dhanka Koonfureed ka xigtaa 14 KM halka ay xadka aynu Jabuuti la wadaagnona u jirto ugu badnaan hal KM markaa waxay khatar ku tahay ammaan ahaan waxay khatar ku tahay in maandooriyeyaal la isaga gudbiyo labada dal waxay halis u tahay wax kasta oo aan sharci\u00a0 ahayn in\u00a0 ay marin u noqoto,\u201dayuu yidhi Badhasaabka Salel.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Badasaabka oo hadalkiisa sii watay waxa uu intaas ku kabay \u201cMarkaa sidaas ayaan u baabiinay waababkaa ka dib markii ay ka dhego adaygeen dadkii waababkaa sharci darrada ah samaystay.\u201d<\/p>\n<p>Mar aanu waydiinay in burburinta\u00a0 dhismayaashaasi uu ka dhashay dalab uga yimid \u00a0\u00a0dalka Jabuuti waxa uu kaga jawaabay \u00a0\u201cHorta dalku Jabuuti maaha ee waa Somaliland wax kasta oo Somaliland dhibaatou keenayana dawladda waajib ayaa ka saaran in ay ka hor tagto, markaa waababkaasi waxay ahaayeen meelo si qarsoodi ah loo soo mariyo kiniino khariban iyo waxyaabaha dumarku isku caddeeyaan. \u00a0waxaa kale oo\u00a0 suuragal ah in daroogana laga soo gudbin karo. \u00a0waxaa kale\u00a0 Somaliland ay xidhiidh wada shaqayneed oo wanaagsan ay la leedahay dalalka Dariska ee aynu xuduudka wadaagno sida Jabuuti iyo Itoobiya\u00a0 dhankoodana waa u diyaar in ay xidhiidhkeenna wada shaqayneed ilaaliyaan\u00a0 innagana (Somaliland) waajib ayaa innaga saaran in aan dhawrno markaa dal ahaan ayaanay innoo wanaagsanayn in dalkeenna lagaga cawdo in ay ka jirto meelo kootarabaan la mariyaa sidaas ayaanan u baabiinay waana dhulka caagan in la deegaameeyo horena ammarro iyo digniino ayaa uga soo baxay laakiin markii ay ka dhego adaygeen ayaan tallaabadan ka qaadnay.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaa kale oo aanu waydiinay in ay jiraan dad ay ku soo qabteen waababkaa ay baabiiyeen oo xidhani,waxaanu yidhi. \u201cHaa illaa sadex qof ayaanu ku soo qabanay oo xidhan kuwaasoo meesha ka samaystay berkado ay biyaha ku shubtaan markii aanu amarnay inay baabiiyaanna diiday imikana way xidhan yihiin.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SAYLAC (AN)-Guddoomiyaha Gobolka Selal Cabdirisaaq Waabari Rooble,ayaa ka war bixiyay dhismayaal sharci darro ah oo kooxo kootarabaan ay ka dhiseen meel u dhow xadka ay Jabuuti iyo Somaliland wadaagaan. &nbsp; Guddoomiyaha gobolka Selal waxaa kale oo\u00a0 uu meesha ka saaray warar sheegayay in dhismayaasha ka bur buriyiyeen\u00a0\u00a0 baabiintooda uu dalabkoodu ka yimi dhanka Jabuuti.Waxaanu sidaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10446,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2It","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10445","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10445"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10445\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}