{"id":10380,"date":"2015-06-16T18:35:26","date_gmt":"2015-06-16T18:35:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10380"},"modified":"2015-06-16T18:35:26","modified_gmt":"2015-06-16T18:35:26","slug":"madaxwaynaha-maamulka-puntland-oo-isku-shaandhayn-ku-sameeyey-golihiisa-wasiiradaakhri-liiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/16\/madaxwaynaha-maamulka-puntland-oo-isku-shaandhayn-ku-sameeyey-golihiisa-wasiiradaakhri-liiska\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha maamulka Puntland oo isku shaandhayn ku sameeyey golihiisa wasiirada+Akhri liiska"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe(AN)Waxaa goordheyweyd saxaafadda loo qaybiyey liiska cusub ee golaha Wasiirada Puntland,kuwaas oo qaarna ku cusub yihiin kuwona laga bedalay Wasaaradihii ay horey u joogeen, Listiga ayaan ku soo bixin naqshadii rasmiga ahayd ee lagu yaqaaney Puntland,Liiska cusub waxaa kamid ah 8 wasiir oo cusub, halka kuwa kale yihiin kuwii hore.<\/p>\n<p><strong>Wasiirada xilkooda waayey:<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Xasan Cismaan Maxamuud Alloore Wasiirka Wasaaradda Amniga<\/li>\n<li>Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaladda arimaha diinta<\/li>\n<li>Cali Axmed Faatax Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta &amp; Xiriirka Caalamiga ah<\/li>\n<li>Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Wasaaradda Xaanada xoolaha<\/li>\n<li>Cali Xaaji Warsame Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada<\/li>\n<li>Dr.Saadiq Eenow Wasiirka Wasaaradda Caaafimaadka<\/li>\n<li>Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka<\/li>\n<li>Guuleed Saalax barre Wasiirka Deegaanka dalxiiska iyo duurjoogta<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>Wasiirada ku cusub golahan:<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Saalax Xabiib Xaaji jaama WasiirkaCadaalada ,diinta iyo dhaqancelinta<\/li>\n<li>Cabdi Xirsi Xirsi Qarjab Wasiirka Amniga DDR<\/li>\n<li>Abshir Aw Yuusuf Ciise Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare<\/li>\n<li>Cabdulaahi Shiikh Axmed Wasiirka Maaliyadda<\/li>\n<li>Faysal Cabdi Cali Gaas Wasiirka Dastuurka, Feedaraalka iyo Dimuqraadiyadda<\/li>\n<li>Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed Wasiirka Xanaanada Xoolaha<\/li>\n<li>Cali C\/laahi Warsame Wasiirka Deegaanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta<\/li>\n<li>Dr. C\/naasir Cismaan Ciise Wasiirka Caafimaadka.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Waxaan waxba laga bedelin Wasiir ku xigeenada iyo Wasiiru Dowlayaasha<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hoos ka akhriso liiska Wasiirada oo dhameystiran:<\/p>\n<table border=\"1\" width=\"586\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"7\">\n<colgroup>\n<col width=\"214\" \/>\n<col width=\"78\" \/>\n<col width=\"250\" \/><\/colgroup>\n<tbody>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">Magaca<\/td>\n<td width=\"78\">Xilka<\/td>\n<td width=\"250\">Wasaaradda<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">Saalax Xabiib Xaaji jaamac<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Cadaalada ,diinta iyo dhaqancelinta<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">Cabdi Xirsi Xirsi Qarjab<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Amniga iyo DDR ta<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">Axmed Cilmi Cismaan Karash<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Arrimaha Gudaha iyo D\/hoose<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">Abshir Aw Yuusuf Ciise<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Waxbarashada iyo Tacliinta Sare<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">Cabdulaahi Shiikh Axmed<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Maaliyadda<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">Cabdunuur Cilmi Maxamuud<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Kalluumeysiga iyo khayraadka badda.<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">C\/raxmaan Axmed Cabdulle<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Shaqada ,Shaqaalaha iyo dhalinyaradda .<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">Maxamuud Xasan Soocade<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Warfaafinta ,Hidaha iyo Isgaarsiinta<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">C\/laahi Jaamac Saalax<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Dekadaha iyo Gaadiidka badda<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">Faysal Cabdi Cali Gaas<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Dastuurka, Feedaraalka iyo Dimuqraadiyadda.<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">C\/weli Xirsi Cabdulle<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Ganacsiga iyo Warshadaha<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">Cabdi Cismaan Maxamed<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Xanaanada Xoolaha<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">Shire Xaaji Faarax<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamigaa<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">Cali C\/laahi Warsame<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Deegaanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">Dr. C\/naasir Cismaan Ciise<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Caafimaadka<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">Cabdulaahi Cali Xirsi<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Beeraha iyo Waraabka<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">Aniiso C\/qaadir Muumin<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Haweenka iyo Horumarinta Qoyska<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">Xasan Xaaji Siciid<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Duulista hawada iyo Garoomada<\/td>\n<\/tr>\n<tr valign=\"TOP\">\n<td width=\"214\">C\/rashiir Maxamed Xirsi<\/td>\n<td width=\"78\">Wasiirka<\/td>\n<td width=\"250\">Hawlaha Guud iyo Gaadiidka<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Garoowe Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe(AN)Waxaa goordheyweyd saxaafadda loo qaybiyey liiska cusub ee golaha Wasiirada Puntland,kuwaas oo qaarna ku cusub yihiin kuwona laga bedalay Wasaaradihii ay horey u joogeen, Listiga ayaan ku soo bixin naqshadii rasmiga ahayd ee lagu yaqaaney Puntland,Liiska cusub waxaa kamid ah 8 wasiir oo cusub, halka kuwa kale yihiin kuwii hore. Wasiirada xilkooda waayey: Xasan Cismaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4521,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10380","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2Hq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10380","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10380"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10380\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10380"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10380"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10380"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}