{"id":10317,"date":"2015-06-15T16:59:51","date_gmt":"2015-06-15T16:59:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10317"},"modified":"2015-06-15T16:59:51","modified_gmt":"2015-06-15T16:59:51","slug":"madaxwayne-al-bashiir-oo-lagu-guuldaraystay-in-koonfur-afrika-lagu-xayiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/15\/madaxwayne-al-bashiir-oo-lagu-guuldaraystay-in-koonfur-afrika-lagu-xayiro\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Al Bashiir Oo Lagu Guuldaraystay In Koonfur Afrika Lagu Xayiro"},"content":{"rendered":"<p>Khartoum(AN)-Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa ka dhoofay dalka Koofur Afrika, isagoo dhegaha ka fureystay go\u2019aan ay soo saartay Maxkamadda Koofur Afrika, kaasoo ahaa in aanu dalka ka bixi karin.<\/p>\n<p>Diyaarad sida Madaxweyne Al-Bashiir ayaa ka duushay garoonka diyaaradaha Johannesburg, xilli maanta Maxkamada sare ee magaalada Pretoria ay u fadhiisatay dacwad ku aadan in loo gacan geliyo Maxkamadda ICC oo ay ka taal dacwado la xidhiidha dambiyo dhinaca bani\u2019aadanimada.<\/p>\n<p>Wararka ay qorayaan warbaahinta Koofur Afrika ayaa sheegaya in Madaxweyne Al-Bashiir uu si nabad ah uga dhoofay Johannesburg, isla markaana ku sii jeedo magaalada Khartoum, halkaasoo la filayo in saacadaha soo socda uu gaadho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khartoum(AN)-Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa ka dhoofay dalka Koofur Afrika, isagoo dhegaha ka fureystay go\u2019aan ay soo saartay Maxkamadda Koofur Afrika, kaasoo ahaa in aanu dalka ka bixi karin. Diyaarad sida Madaxweyne Al-Bashiir ayaa ka duushay garoonka diyaaradaha Johannesburg, xilli maanta Maxkamada sare ee magaalada Pretoria ay u fadhiisatay dacwad ku aadan in loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10318,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10317","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2Gp","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10317","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10317"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10317\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}