{"id":10288,"date":"2015-06-14T07:22:05","date_gmt":"2015-06-14T07:22:05","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10288"},"modified":"2015-06-14T07:22:05","modified_gmt":"2015-06-14T07:22:05","slug":"taariikhdii-marxuum-suldaan-xiis-bare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/14\/taariikhdii-marxuum-suldaan-xiis-bare\/","title":{"rendered":"Taariikhdii marxuum Suldaan Xiis Bare"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Marxuun suldaan xiis bare Yuusuf oo geeriyooday malintii tarikhdu ahayd 12\/06\/2015, abaaro hal saac (1:00 PM) kuna geeriyooday Hargiesa, General hospital, halkan waxaan idinka soo gudbinayaa tariikhdisii oo kooban:<\/p>\n<p>1951: Suldaanku waxa uu ku dhashay waqooyiga magaladda Hargiesa, halkaas oo uu ku soo barbaaray<\/p>\n<p>Kuna soo bartay dhaqanka somaliyeed, murti\u00a0 waxa uu leeyahay.<\/p>\n<p>1969 Meyadii: Suldaan Xiis barre waxa uu soo galay magalada Hargiesa, ugana gubay dhinacaas iyo<\/p>\n<p>Magalada Mogdisho, oo uu ahaan nin ka shaqeeysta kana xoogsada magalada.<\/p>\n<p>1970: Waxa uu ku biiray cidamadii darawishta ee xooga Somaliyeed.<\/p>\n<p>1977:\u00a0 Suldanku waxa uu ka mid ahaa cidamadii galay dagaaalkii Ethiopia lagula jiray, halkaas oo uu<\/p>\n<p>Dhawac culusi ka soo gaadhi\u00a0 magalada Diridhaba kaas oo ila hada ay ku jirtay xabad feedhihiisa,<\/p>\n<p>Kuna noqday hawlgab .<\/p>\n<p>1980:\u00a0 maadkiina waxa uu u soo wareegay Dagmada Darasalaam gaar ahaaan Horohaadlay, halkaas oo<\/p>\n<p>Uu ku lahaa beer kana mid noqday odayaashii degankaas, waxa kale oo uu ka mid ahaa odayashii<\/p>\n<p>Asaasay\u00a0 Degmada Darasalaam kana noqday Gudoomiye ku xigeen.<\/p>\n<p>1988: Waxa uu ka mid ahaa hogamiyayaashii SNM ee jabhadii dib u xoraynta Jamhuriyadda Somaliland,<\/p>\n<p>Kana gaadhay darajadda Abaandule ciidan.<\/p>\n<p>1991: waxa uu ka mid noqday oday dhaqameedkii, ka soo qayb qaatay nabadayntii, hubka dhigistii<\/p>\n<p>Beelaha, taas oo aynu maanta kaga duwanahay somalida kale kuna nalonayno wax qabadkoodii.<\/p>\n<p>2003: waxa uu noqday Gudomiyihiin Belaha waqooyiga Hargiesa, Halkaas oo uu wax badan ka qabtay.<\/p>\n<p>2005 ilaa 12\/06\/2015 : Suldaanku waxa loo caleemo saaray\u00a0 Suldaankii Guud ee Beelaha Cismaan<\/p>\n<p>Xuseen Abokor, xilkaas.\u00a0 Uu hayay ilaa intii uu ka geriyoonayay<\/p>\n<p>SHAKHSIYAADKA MARXUUNKA<\/p>\n<p>Alle Ha u naxariisto ee Suldaan Xiis Bare waxa uu ahaa nin wayn, halyay ah(Geesi) ildheergarad ah, Aftahan ilahay ku manaystay, islamarkaasna ka shaqayn jaray midnimada iyo ururinta beelaha Somaliland meelkasta oo ay jogaan, muu aqoon u kala abtirin.<\/p>\n<p>Sidoo kale Suldaanku waxa uu ahaa Shakhsi qalbi fiican, calool furan, isla markaana ku xeel dheraas soo xigashada murtida Somaliyeed ee uu ku soo barbaaray yarantisii Siiba mahmaahyadda afkeena somaliyeed.<\/p>\n<p>TAFIIRTISII<\/p>\n<p>Alle ha u naxariistee Suldaanku waxa uu ifka kaga tagay\u00a0 waxa uu dhalay iyo wax uu sii dhalayba 47 Qof,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Marxuun suldaan xiis bare Yuusuf oo geeriyooday malintii tarikhdu ahayd 12\/06\/2015, abaaro hal saac (1:00 PM) kuna geeriyooday Hargiesa, General hospital, halkan waxaan idinka soo gudbinayaa tariikhdisii oo kooban: 1951: Suldaanku waxa uu ku dhashay waqooyiga magaladda Hargiesa, halkaas oo uu ku soo barbaaray Kuna soo bartay dhaqanka somaliyeed, murti\u00a0 waxa uu leeyahay. 1969 Meyadii: [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10289,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10288","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2FW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10288","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10288"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10288\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}