{"id":10274,"date":"2015-06-13T14:49:31","date_gmt":"2015-06-13T14:49:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10274"},"modified":"2015-06-13T14:49:31","modified_gmt":"2015-06-13T14:49:31","slug":"wasiirkii-cadaalada-maamulka-puntland-oo-sicasilayiyo-khilaaf-ka-dhex-oogan-madaxda-ugu-saraysa-maamulkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/13\/wasiirkii-cadaalada-maamulka-puntland-oo-sicasilayiyo-khilaaf-ka-dhex-oogan-madaxda-ugu-saraysa-maamulkaas\/","title":{"rendered":"Wasiirkii Cadaalada maamulka Puntland oo is casilayiyo khilaaf ka dhex oogan Madaxda ugu saraysa maamulkaas"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe(AN)Wasiirkii Caddaaladda ee Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa xilkiisi si rasmi ah isaga casiley manta oo Sabti ah. Wasiirka oo Saxaafadda kula hadley gudaha xaruna Puntland ee Garoowe ayaa is-casilaadiisa ku sababeeyey arrimo dhawr ah.<\/p>\n<p>Ugu horeyntii wuxuu si cad u sheegey wararkii sida weyn la isula dhex-marayey ee Golaha Wasiirada cusub ee la doonaayo in lagu dhawaaqo in ay tahay mid jirta, isagu in uu sii ahaado Wasiir iyo in kalena ay isku qabsaeen Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa, taasina ay ku kaliftey in uu xilka iskiis u baneeyo. Wasiirka ayaa saxaafadda u xaqiijiyey jiritaanka khilaafka Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa marka la eego isku shaandheynta iyo wax ka beddelka golaha Wasiirada.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p class=\"oher-ads\">Wararku waxay sheegayaan in madaxweynuhu doonaayey in uu shaqada ka cayriyo wasiirka hadda is-casiley halka Madaxweyne-kuxigeenku doonaayey in shaqadiisa loo daayo, waxaana taas ku taageersan Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Xaaji Yaasiin.<\/p>\n<\/div>\n<p>\u201cIntii la i dhihi lahaa isku shaandheyntii ayuu caqabad ku noqdey, waxaan go\u2019aansadey in aan iskey u baneeyo shaqada\u201d ayuu yiri Ismaaciil Warsame.<\/p>\n<p>Aniga waa la i magacabey ee la ima dooran, shalay markii la i magacabayey sidaas ayaa la isugu kay qabsadey, Madaxweynuhu wuxuu lahaa waan magacaabayaa, halka Madaxweyne-ku-xigeenku ka soo horjeedey, maantana waa is bedeleen, halka Madaxweynuhu lee yahay Ismaaciil waa kii shalay aad diidaneyd, marka anigu caqabad noqon maayo ayuu yiri Ismaaciil Warsame.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaradda Caddaaladda iska casiley waa wasiirkii labaad ee is casila tan iyo markii xukuumadda la dhisey inkasta oo is-casilaadaasi kala duwaneyd.\u00a0iyo markii lagu dhawaaqey Xukumadda Prof. Gaas Bishii Janaayo 2014.<\/p>\n<p>Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa muddo ka badan 8 sano ahaa Xoghayaha Golaha Wakiilada ee Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"mep_0\" class=\"mejs-container svg wp-audio-shortcode mejs-audio\" tabindex=\"0\">\n<div class=\"mejs-inner\">\n<div class=\"mejs-mediaelement\">\u00a0Arabsiyonews.com<\/div>\n<div class=\"mejs-mediaelement\">Garoowe Office<\/div>\n<div class=\"mejs-layers\"><\/div>\n<div class=\"mejs-controls\"><\/div>\n<div class=\"mejs-clear\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe(AN)Wasiirkii Caddaaladda ee Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa xilkiisi si rasmi ah isaga casiley manta oo Sabti ah. Wasiirka oo Saxaafadda kula hadley gudaha xaruna Puntland ee Garoowe ayaa is-casilaadiisa ku sababeeyey arrimo dhawr ah. Ugu horeyntii wuxuu si cad u sheegey wararkii sida weyn la isula dhex-marayey ee Golaha Wasiirada cusub ee la doonaayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10275,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10274","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2FI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10274","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10274"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10274\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10274"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10274"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10274"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}