{"id":10260,"date":"2015-06-12T15:25:37","date_gmt":"2015-06-12T15:25:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10260"},"modified":"2015-06-12T15:25:37","modified_gmt":"2015-06-12T15:25:37","slug":"dagaal-culus-oo-xarakada-al-shabaab-iyo-ciidamada-amisom-ku-dhex-maray-deegaanka-buurhakaba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/12\/dagaal-culus-oo-xarakada-al-shabaab-iyo-ciidamada-amisom-ku-dhex-maray-deegaanka-buurhakaba\/","title":{"rendered":"Dagaal Culus Oo Xarakada Al Shabaab iyo Ciidamada AMISOM ku Dhex Maray Deegaanka Buurhakaba"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)-Al-Shabaab ayaa weerartay kolonyo ciidamada Itoobiya la socdeen oo marayay Tuulada Jameeco oo qiyaastii 30-KM u jirta magaalada Buurhakaba, kadib markii ay jidka u galeen.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay maqlayeen dhawaaqa hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana weerarku uu bilowday shalay gelinkii dambe.<\/p>\n<p>Dagaalyahano ka tirsan Shabaab ayaa dhowr jiho ka weeraray kolonyada Ciidamada AMISOM la socdeen, waxaana dagaalka uu si goos goos ah u socday ilaa maanta barqadii.<\/p>\n<p>Warar lagu baahiyay dhinaca barta Twitter-ka ayaa lagu sheegay in Al-Shabaab ay dileen illaa sodon ka tirsan Ciidanka Itoobiya, ayna gubeen todobo gaadiid agagaarka magaalada Buur Hakaba.<\/p>\n<p>Warar kale oo dadka deegaanka laga helay waxay sheegayaan in dagaalka uu ahaa mid aad u xoogan, oo socday saacado badan, iyadoo markii dambe la arkayay diyaarado dul heehaabayay halka dagaalka ka dhacay.<\/p>\n<p>Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay AMISOM oo ku aadan sheegashada Al-Shabaab iyo dagaalka ay Ciidamada AMISOM ee Itoobiya ka socda la kulmeen, hase ahaatee waxaa dagaalkii ugu cuslaa oo muddooyinkan ka dhaca aagga Buur-Hakaba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)-Al-Shabaab ayaa weerartay kolonyo ciidamada Itoobiya la socdeen oo marayay Tuulada Jameeco oo qiyaastii 30-KM u jirta magaalada Buurhakaba, kadib markii ay jidka u galeen. Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay maqlayeen dhawaaqa hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana weerarku uu bilowday shalay gelinkii dambe. Dagaalyahano ka tirsan Shabaab ayaa dhowr jiho ka weeraray kolonyada Ciidamada AMISOM [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9641,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10260","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2Fu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10260","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10260"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10260\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10260"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10260"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10260"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}