{"id":10257,"date":"2015-06-12T15:10:10","date_gmt":"2015-06-12T15:10:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10257"},"modified":"2015-06-12T15:10:10","modified_gmt":"2015-06-12T15:10:10","slug":"gudoomiyaha-xisbiga-kulmiye-oo-tacsi-udiray-allaha-unaxariistee-suldaan-xiis-bare-oo-ku-geeriyooday-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/12\/gudoomiyaha-xisbiga-kulmiye-oo-tacsi-udiray-allaha-unaxariistee-suldaan-xiis-bare-oo-ku-geeriyooday-hargaysa\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo tacsi udiray Allaha unaxariistee Suldaan Xiis Bare oo ku geeriyooday Hargaysa"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa tacsi tiiraanyo leh udiray Qoyska iyo Qaraabadii Allaha unaxariiste Suldaan Xiise Bare oo kamid aha salaadiinta S\/land ,warsaxafadeed ka soo baxay Xarunta Xisbiga Kulmiye oo nuqul kamid ah soo gaadhay Xafiiska warqabadka Shabakada Arabsiyonews,com ayaa waxa udhignaa sida tan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">WARSAFADEED<\/p>\n<p style=\"text-align: right;\">12\/06\/2015<\/p>\n<p>XISBIGA MIDNIMADA &amp; HORUMARINTA SOMALILAND<br \/>\n(KULMIYE)<\/p>\n<h6><span style=\"color: #99cc00;\">Address: Jigjigayar, Ibrahim Kodbur District, Hargesia Somaliland.<\/span><br \/>\n<span style=\"color: #99cc00;\">Tell: 00252-2-527883<\/span><br \/>\n<span style=\"color: #99cc00;\">Mobile: 00252-4134891,4026659<\/span><br \/>\n<span style=\"color: #99cc00;\">Email: headquater007@hotmail.com\/Website: www.kulmiye.com\/www.kulmiye.org<\/span><\/h6>\n<h6><span style=\"color: #99cc00;\">REF: XK\/GX\/004120\/2015 Date:1206\/2015<\/span><\/h6>\n<p>UJ : Tacsi<\/p>\n<p>Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa SALAADIINTA , UGAASYADA ,BOQORADA , CUQAASHA ,GUUD AHAAN MADAX DHAQAMEEDYADA ,Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan shacbiwaynaha reer Somaliland Geeridii ku timid Marxuum: SULDAAN XIIS BARRE YUUSUF OO ku geeriyooday Magaalada HARGAYSA .<\/p>\n<p>Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu jannadii ka waraabiyo Eheladii ,asxaabtii iyo qaraabadiiba Samir iyo Iimaan ka siiyo.<br \/>\nAamiin Aamiin Aamiin<\/p>\n<p>Md. Muuse Biixi Cabdi<br \/>\nGuddoomiyaha Xisbiga Kulmiye<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa tacsi tiiraanyo leh udiray Qoyska iyo Qaraabadii Allaha unaxariiste Suldaan Xiise Bare oo kamid aha salaadiinta S\/land ,warsaxafadeed ka soo baxay Xarunta Xisbiga Kulmiye oo nuqul kamid ah soo gaadhay Xafiiska warqabadka Shabakada Arabsiyonews,com ayaa waxa udhignaa sida tan &nbsp; WARSAFADEED 12\/06\/2015 XISBIGA MIDNIMADA &amp; HORUMARINTA SOMALILAND [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10258,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10257","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2Fr","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10257","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10257"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10257\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10257"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10257"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10257"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}