{"id":10212,"date":"2015-06-10T16:49:33","date_gmt":"2015-06-10T16:49:33","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10212"},"modified":"2015-06-10T16:49:33","modified_gmt":"2015-06-10T16:49:33","slug":"waraabe-gabdh-ku-cunay-tuulada-adhicadeeye-ee-gobolka-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/10\/waraabe-gabdh-ku-cunay-tuulada-adhicadeeye-ee-gobolka-sool\/","title":{"rendered":"Waraabe Gabdh Ku Cunay Tuulada Adhicadeeye ee Gobolka Sool"},"content":{"rendered":"<p>Lascaanood(AN)Galabta abaaro 6:00 pm waraabe xanaqsan oo weerar ku so qadaya meel u dhaw tuulada Adhicadeeye oo lagu magacaabo Abeesalay ee gobolka Sool laascaanood dhinaca waqooyi ka xigta gabadh yar oo afar jir ah oo aabeheed la joogta .<\/p>\n<p>Waraabaha oo la cararay gabadhan yari waxaa ka daba orday aabaha dhalay gabadhan yar , iyado uu waraabuhu ku guulaystay inaan cidi soo qaban aabaha gabadha dhalayna aanay u suuroobin qabashada gab<span class=\"text_exposed_show\">adhan yar .<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Dedaal badan ka dib waxaa suuro gashay in la helo madaxa gabadhan yar oo intii kale uu waraabuhu ku cunay .<\/p>\n<p>Labo sano ka hor , waxaa uu waraabe kale cunay wiil ay gabadha qaraabo dhaw yihiin .<br \/>\nIlo Xog ogal ah ayaa noo sheegay in qaar ka mida dadka dega deegaankaa adhicadeeye inay qasheen Waraabe maalmo ka hor , tasoo u muuqatay in waraabahani uu aar goosi u socday kuna guulaystay in uu u aaro walaalkii la khaarijiyay .<\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Mawliid ismaaciil Haradigeed<\/p>\n<p>Laascaanood \u00a0Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lascaanood(AN)Galabta abaaro 6:00 pm waraabe xanaqsan oo weerar ku so qadaya meel u dhaw tuulada Adhicadeeye oo lagu magacaabo Abeesalay ee gobolka Sool laascaanood dhinaca waqooyi ka xigta gabadh yar oo afar jir ah oo aabeheed la joogta . Waraabaha oo la cararay gabadhan yari waxaa ka daba orday aabaha dhalay gabadhan yar , iyado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10213,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2EI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10212","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10212"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10212\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}