{"id":10168,"date":"2015-06-09T14:35:31","date_gmt":"2015-06-09T14:35:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10168"},"modified":"2015-06-09T14:35:31","modified_gmt":"2015-06-09T14:35:31","slug":"nicholas-kay-waxaan-ku-boorinayaa-xoogagga-ahlusuna-inay-ka-baxaan-dhuusa-mareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/09\/nicholas-kay-waxaan-ku-boorinayaa-xoogagga-ahlusuna-inay-ka-baxaan-dhuusa-mareeb\/","title":{"rendered":"NICHOLAS KAY :\u201cWaxaan ku boorinayaa Xoogagga Ahlusuna inay ka baxaan Dhuusa Mareeb\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)-Ergeyga gaarka ah Xoghayaha Guud Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa walaac ka muujiyay xaalada Gobolka Galgaduud, gaar ahaan tallaabadii kooxda Ahlusuna Wal-jameeca kula wareegeen degmada Dhuusa Mareeb.<\/p>\n<p>War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Danjire Kay ayaa lagu sheegay inuu aad uga walaacsan yahay waxa ka dhacaya Dhuusa Mareeb, waxaana uu ku baaqay in labada dhinac ay xushmeeyaan heshiiskii xabad joojinta ee Guriceel lagu saxiixay 5-tii bishii March.\u201cAad ayaan uga walaacsanahay waxa ka dhacaya Dhuusa Mareeb, dhamaan dhinacyadu waa inay xushmeeyaan heshiiskii xabbad joojinta ee Guriceel lagu saxiixay bishii March 5teedii\u201d Ayuu yidhi mr Key .<\/p>\n<p>Waxaanu intaasi ku daray\u201cWaxaan ku boorrinayaa xoogagga Ahlusuna Wal-jameeca inay ka baxaan (Dhuusamareeb) oo ay u baxaan goobihii ay hore ugu sugnaayeen, dhammaan kala duwanaanshahana lagu xalliyo wada-hadal iyo isu-tanaasul\u201dayuu yidhi Nicholas Kay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)-Ergeyga gaarka ah Xoghayaha Guud Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa walaac ka muujiyay xaalada Gobolka Galgaduud, gaar ahaan tallaabadii kooxda Ahlusuna Wal-jameeca kula wareegeen degmada Dhuusa Mareeb. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Danjire Kay ayaa lagu sheegay inuu aad uga walaacsan yahay waxa ka dhacaya Dhuusa Mareeb, waxaana uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8893,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10168","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2E0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10168","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10168"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10168\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10168"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10168"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10168"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}