{"id":1015,"date":"2014-12-07T13:52:38","date_gmt":"2014-12-07T13:52:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1015"},"modified":"2014-12-07T13:52:38","modified_gmt":"2014-12-07T13:52:38","slug":"qaar-kamid-ah-aradayda-soomaliyeed-ee-wax-ka-barata-dalka-uganda-ayaa-ka-qalin-jabiyaday-jmacad-ku-taal-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/07\/qaar-kamid-ah-aradayda-soomaliyeed-ee-wax-ka-barata-dalka-uganda-ayaa-ka-qalin-jabiyaday-jmacad-ku-taal-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Qaar Kamid Ah Aradayda Soomaliyeed Ee Wax Ka Barata Dalka Uganda Ayaa Ka Qalin Jabiyaday Jmacad Ku Taal Dalkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Ku dhawaad 74 arday oo reer Puntland ah ayaa ka qalin jabiyey Jaamacadda Cavendish ee Dalka Uganda, iyadda oo Xaflada weyn oo qalin jabineed ay ka dhacday Hotelka Speke Resort Munyonyo Maalintii Jimcaha Taarikhdu ahayd 5-12-2014.<\/p>\n<p>Advertisements<\/p>\n<p>Xafladda qalin jabinta ah ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka Jaamacadda Cavendish iyo dadweyne fara badan kuwaas oo intooda badan ay ka muuqtay farxad ay la wadaagayaan arday Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Puntland.<\/p>\n<p>Intii ay xafladda soctay ayaa waxaa hadiyado kala duwan la gudoonsiiyey ardaydii qalin jabineysay, iyadda oo qalin jabinta Jaamacadda Cavendish ay tahay midii afaraad ee nooceeda oo loo qabto ardayda dhameystay kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda.<\/p>\n<p>Mudane. Jamaal Bashiir Saalax (Gaagaale) ayaa hambalyo u diray ardayda reer Puntland ee dhameystay waxbarshadda heerka 1aad ee Jaamacadda Cavendish.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dareensanahay Halganka dheer ee ay u soo mareen inay qaataan ShahaadadoodiI Jaamacadeed ee heerka 1aad, Waxaan leeyahay Guuleysta, hana ka daalin inaad sii wadataan Horumarinta iyo kor u qaadida aqoontiina.\u201d Ayuu yiri Gudoomiyaha ardayda reer Puntland.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa hadalkiisa ku sii daray \u201cQof ama Ummadiba waxa ay horumar ku gaari karaan waa aqoon kaliya. diinteena Wanaagsani wax badan ayey inagu dhiiri-galisay barashada cilmiga.<\/p>\n<p>Dhanka kalena ardayda qalin jabineysay ayaa muujiyey sida ay ugu faraxsan yihiin in ay dhameystaan waxbarshadii ay mudada dheer soo wadeen, Iyadda oo ay ardaydaasi ka mid ahaayeen Suxufiyiin caan ah kuwaas oo kala ah Cabdiwali Xasan Gooni iyo Cabdiqani Hayir.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/arday_reer_puntland_uganda-11.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1017\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/arday_reer_puntland_uganda-11-300x225.jpg?resize=300%2C225\" alt=\"arday_reer_puntland_uganda-11\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><br \/>\nCabdiwali Xasan Gooni oo ka mid ah ardayda dhameystay heerka koowaad ee Jaamacadda isaga oo ka qaatay Bachelor of Arts in International relations and Diplomatic studies ayaa waxa uu dareenkiisa ku muujiyey in uu aad ugu faraxsan yahay.<br \/>\nIlaahay Subxaana Watacaala wuxuu Quraankiisa Kariimka ah ku yiri \u201c Halyas tawiladiina yaclamuuna, waladiina laa yaclamuun, Miyey siman yihiin kuwa aqoonta leh iyo kuwa aan lahayn\u201d. Ayuu yiri Gooni.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/arday_reer_puntland_uganda-9.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1018\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/arday_reer_puntland_uganda-9-300x225.jpg?resize=300%2C225\" alt=\"arday_reer_puntland_uganda-9\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><br \/>\nJaamacadda Cavendish ayaa si toos ah u hoos tagta Cavendish College London iyadda oo sidoo kalena xarumo ku leh London, Iran, Armenia, Zambia iyo Uganda, Waxa ay aheyd 18th December, 2007 markii si rasmi ah Jaamacadda xarun uga furtay Magaaladda Kampala ee caasimadda dalka Uganda, iyadoo June 2008 la siiyey sharciga heer Jaamacadeed taasi oo ay gudoonsiisay Golaha Qaranka Uganda ee Tacliinta Sare (Uganda National Council for Higher Education (NCHE))<\/p>\n<p>Xafiiska Warfaafinta ee Ururka ardayda reer Puntland Uganda (PUNSA)<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nKampala office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku dhawaad 74 arday oo reer Puntland ah ayaa ka qalin jabiyey Jaamacadda Cavendish ee Dalka Uganda, iyadda oo Xaflada weyn oo qalin jabineed ay ka dhacday Hotelka Speke Resort Munyonyo Maalintii Jimcaha Taarikhdu ahayd 5-12-2014. Advertisements Xafladda qalin jabinta ah ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka Jaamacadda Cavendish iyo dadweyne fara badan kuwaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1016,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1015","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1015","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1015"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1015\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1015"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1015"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1015"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}