{"id":10078,"date":"2015-06-06T11:38:47","date_gmt":"2015-06-06T11:38:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10078"},"modified":"2015-06-06T11:38:47","modified_gmt":"2015-06-06T11:38:47","slug":"somalilandwasiirka-arimaha-dibada-oo-la-kulmay-madaxwaynaha-koonfur-afrika-iyo-shirkii-dhaqaalaha-afirka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/06\/somalilandwasiirka-arimaha-dibada-oo-la-kulmay-madaxwaynaha-koonfur-afrika-iyo-shirkii-dhaqaalaha-afirka\/","title":{"rendered":"SOMALILAND:Wasiirka Arimaha Dibada Oo La Kulmay Madaxwaynaha Koonfur Afrika iyo Shirkii dhaqaalaha Afirka."},"content":{"rendered":"<p>Capetown(AN)-Wasiirka Arrimaha Dibadda &amp; Iskaashiga Caalamiga ah JSL Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo ka qaybgalay shirkii lagaga hadlayay dhaqaalaha\u00a0 qaaradda Afrika (World Economic Forum on Africa) oo muddo seddex maalmood ah ka socday magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika, ayaa la kulmay Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma oo dalkiisu martigeliyay shirkaas.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/Bihi-and-Pesident.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-16798\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/Bihi-and-Pesident.jpg?resize=434%2C579\" alt=\"Bihi and Pesident\" width=\"434\" height=\"579\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka iyo Madaxweyne Jacob Zuma waxay si kooban u wadaageen hadal kadib markii Ajandaha lagaga hadlayay aragtiyaha ku aadan kaabayaasha Afrika ee mustaqbalka la soo xidhay.<\/p>\n<p>Waxa kale oo Wasiirka Arrimaha Dibadda &amp; Iskaashiga Caalamiga ah JSL, Mudane Maxamed Biixi Yoonis ka qaybqaatay Ajandaha lagaga hadlayay nabadgelyada Afrika iyo Ajandeyaal kale oo dhammaantood khuseeyay arrimaha Afrika ee dhinacyada dhaqaalaha, caqabadaha ka jira xagga waxsosoaarka warshadaha, diyaarinta hoggaamiyayaasha waajahaya carqalabadda nabadgelyada mustaqbalka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland dhinicisa wuxu aad uga hadlay heerarka sarreeya ee shaqo nabadgelyada ka jirta mujtamaca dhalinyarada ah ee qaarada Afrika\u00a0 iyo fursadaha xadidan ee horumarinta\u00a0 xirfadaha iyo shaqada\u00a0 oo uu ku tilmaamay inay caqabad ku noqonayaan xasiloonida, waxanu soo jeediyay talooyin tiro badan oo dhibaatooyinkan xal u noqon kara\u00a0 sida siyaasado\u00a0 waafi ah oo dawladuhu ka yeeshaan xagga waxka qabashada sinnaan la\u2019aanta, horumarinta waxbarashada xirfadaha iyo dhiirrigelinta maalgashiga dibadeed ee tooska ah<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxa ka mid ah masuuliyiinta ay Wasiirka ka wada qaybqaateen doodaha kala duwan ee ajandayaashan sare masuuliyiin \u00a0xilal sare haya oo metelyay wadamada\u00a0 South Afrika, Malawi, Canada,\u00a0 Uganda, Uk iyo dhinacyo kale<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirku wuxu waraysi faahfaahsan siiyay Warbaahinta Caalamiga ah ee CNBC kaasoo uu kaga hadlay\u00a0 hadlay nabadgelyada Jamhuuriyadda Somaliland ku naaloonayso, sida ay hawlbawle ugu tahay nabadda iyo xasiloonida gobolka\u00a0 iyo qaaradaba iyo weliba\u00a0 iyo qorshayaasha mudnaanta leh ee dalka\u00a0 dhinacyada horumarka iyo siyaasadaba oo uu su\u2019aale badan kaga jawaabaty<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Capetown(AN)-Wasiirka Arrimaha Dibadda &amp; Iskaashiga Caalamiga ah JSL Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo ka qaybgalay shirkii lagaga hadlayay dhaqaalaha\u00a0 qaaradda Afrika (World Economic Forum on Africa) oo muddo seddex maalmood ah ka socday magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika, ayaa la kulmay Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma oo dalkiisu martigeliyay shirkaas. Wasiirka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10079,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10078","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2Cy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10078","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10078"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10078\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}