{"id":10066,"date":"2015-06-05T17:04:00","date_gmt":"2015-06-05T17:04:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10066"},"modified":"2015-06-05T17:04:00","modified_gmt":"2015-06-05T17:04:00","slug":"dalka-sucuudiga-oo-malaayin-dolar-dul-dhigay-cida-keenta-dad-looga-shakiyey-weerarkii-shiicada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/05\/dalka-sucuudiga-oo-malaayin-dolar-dul-dhigay-cida-keenta-dad-looga-shakiyey-weerarkii-shiicada\/","title":{"rendered":"Dalka Sucuudiga oo malaayin dolar dul dhigay cida keenta Dad looga Shakiyey Weerarkii Shiicada."},"content":{"rendered":"<p>Riyadh(AN)-Dalka Sacuudi carabiya ayaa ballan qaaday inuu siin doono laba milyan oo doolar oo abaal marin ah qofkii gacan ka gaysta soo qabashada mitidiinta weerarka ka gesta dalkaasi.<\/p>\n<p>Xukuumadda Sacuudiga ayaa ballan qaadkaasi shaacisay kaddib markii ay soo bandhigtay magacyada 16 qof oo looga shakinayo in ay ka dambeeyeen weeraro is qarxin ahaa oo lagu qaaday laba masaajid oo ay leedahay shiicadu.<\/p>\n<p>Weerarada ayaa waxa ay dhaceen labadii jimce ee la soo dhaafay.<br \/>\nWaxa masuuliyada weeraradaasi sheegtay kooxda daacish, oo sheegtay in ay canaasir ku leedahay gudaha sacuudiga.<br \/>\nDaacish waxa ay ku goodisay in ay sii ballaadhin doonto weerarada ka dhanka ah shiicada oo laga tira badan yahay dalka Sacuudiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Riyadh(AN)-Dalka Sacuudi carabiya ayaa ballan qaaday inuu siin doono laba milyan oo doolar oo abaal marin ah qofkii gacan ka gaysta soo qabashada mitidiinta weerarka ka gesta dalkaasi. Xukuumadda Sacuudiga ayaa ballan qaadkaasi shaacisay kaddib markii ay soo bandhigtay magacyada 16 qof oo looga shakinayo in ay ka dambeeyeen weeraro is qarxin ahaa oo lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9648,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10066","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2Cm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10066"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10066\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}