{"id":10035,"date":"2015-06-04T16:12:46","date_gmt":"2015-06-04T16:12:46","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10035"},"modified":"2015-06-04T16:12:46","modified_gmt":"2015-06-04T16:12:46","slug":"dalka-kuuriyada-koonfureed-oo-uu-ka-dilaacay-cudur-mers","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/04\/dalka-kuuriyada-koonfureed-oo-uu-ka-dilaacay-cudur-mers\/","title":{"rendered":"Dalka Kuuriyada Koonfureed oo uu ka dilaacay cudur MERS"},"content":{"rendered":"<p>Seol(AN)In kabadan todobo boqol oo iskuul oo ku yaala dalka Koonfuriyada koonfureed ayaa la xiray, si looga hortago faafidda caabuqa neefmareenka ku dhaca ee MERS loo yaqano.<\/p>\n<p>Saddex qof ayaa u dhintay, waana saamayntii ugu waynayd ee uu xanuunkaasi ka gaysto meel ka baxsan Sacuudi Carabiya oo ah meeshii markii u horaysay lagu arkay.<\/p>\n<p>Wasiirka caafimaadka ee Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay in la xaqiijiyey ilaa 35 qof oo uu ku dhacay cudurkaasi. waxa uu intaasi ku daray in la karantiilay 1,667 qof.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Seol(AN)In kabadan todobo boqol oo iskuul oo ku yaala dalka Koonfuriyada koonfureed ayaa la xiray, si looga hortago faafidda caabuqa neefmareenka ku dhaca ee MERS loo yaqano. Saddex qof ayaa u dhintay, waana saamayntii ugu waynayd ee uu xanuunkaasi ka gaysto meel ka baxsan Sacuudi Carabiya oo ah meeshii markii u horaysay lagu arkay. Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10036,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10035","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2BR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10035","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10035"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10035\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}