{"id":10029,"date":"2015-06-03T17:47:47","date_gmt":"2015-06-03T17:47:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10029"},"modified":"2015-06-03T17:47:47","modified_gmt":"2015-06-03T17:47:47","slug":"wasaarada-ganacsiga-sland-oo-kahadashay-sixir-bararka-iyo-qaabka-ay-ula-tacaalayso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/03\/wasaarada-ganacsiga-sland-oo-kahadashay-sixir-bararka-iyo-qaabka-ay-ula-tacaalayso\/","title":{"rendered":"Wasaarada Ganacsiga S\/land oo kahadashay sixir bararka iyo qaabka ay ula tacaalayso"},"content":{"rendered":"<h2>Hargaysa(AN)Wasiir ku -xigeenka Wasaarada Ganacsiga \u00a0iyo Maalgashiga \u00a0Mud. \u00a0Bashiir Cabdi Xariir , ayaa ka waramay halka uu marayo dadaalki \u00a0ay Xukuumaddu ugu jirtay \u00a0xakamaynta kor u kaca sarifka lacagta qalaad iyo wax ka qabashada Sixir bararka. Wasiir Bashiir Cabdi Xariir oo waraysi kooban siiyay Shabakadda Wararka ee Somalilandtoday, ayaa ugu horeyn isagoo ka jawaabaya waxyaabaha Xukuumadda uga suurto galay wax ka qabashada arrimahas wuxuu hadalkiisi ku bilaabay.<\/h2>\n<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/image28.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-43295\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/image28.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"image\" width=\"696\" height=\"392\" \/><\/a><br \/>\n\u201cTalaabooyin badan oo isdaba joog ah iyo shirar iyo kulamo aan kala go\u2019 lahayn ayaa u socda laamaha kala duwan ee Xukuumadda ee ku shaqada leh, kuwaas oo kala ah ,Wasaaradaha Maaliyada , Ganacsiga, \u00a0Qorshaynta Qaranka, Rugta ganacsiga , Baaanka dhexe Ee Somaliland, kuwaas oo dhammaantod wakhti badan iyoukuur galid ku darsay xal u helid rasmiya oo laga gaadho Kor u qaadida Shilinkeena oo ah lacagta dalka iyo xakamaynta Sixir bararka , sidoo kale \u00a0Aqoon yahano, khubaro ah iyo ganacsatada wa weyn \u00a0ee dalka ayaa iyaguna qayb ka ahaa shirarkaas.\u201d Wasiir ku-xigeenka ganacsiga oo hadalkiisa sii wata wuxuu yidhi.<\/h2>\n<h2>\u201cKulamadaas waxa la dejiyay qorshe wax lagaga qabanaayo korodhka sarifka lacagta qalaad, sicir bararka , Talaabooyinka la qaaday waxa ka mid ah in loo hawl galo sidii Shillinka lacagta Somaliland \u00a0loo xoojin laha, si uu \u00a0u buuxiyo kaalintiisa oo uu u noqdo lacagta koowaad ee dalka laga isticmaalo , taas oo saldhig u ah adeeg kasta oo la samaynayo haday tahay adeeg ganacsi , lacag bixin , lacag qaadasho, xawilaadaha Zaadka iyo E-dahab.<\/h2>\n<h2>Hawshan ka midho dhalinteedu waxay u baahan tahay in la isu kaashado dawlad iyo dadweyne labadaba, waxay u baahan tahay wakhti aynu galino , iyo aqoonta aynu ku wadayno , si aanay uga dhalanin dhib ka weyn tan aynu maanta dareemayno.<br \/>\nWaxaan ugu mahad naqayaa ganacstada waa wayn, mulkiilayaasha Dugsiyada gaarka loo leeyahay , Huteelada, shirkadaha kale ee isgaadhsiinta , laydhka iyo dhamaantood cid kasta oo siisa bulshada adeeg ee aanu kulamadaas isugu nimi , aqoon yahanka iyo cid kastaaba wanaaga iyo muwaadinimada ka muuqatay ee ay u danaynayeen wax ka qabashada arrintan iyagoo dhammaantod \u00a0balan qaaday inay dhammaan biilasha ku qaataan Shillinka Somaliland. \u00a0Ka Wasaarad Ganacsi ahaana\u00a0waxaanu ka soo saarnay Degreeto lagu amraayo Baayacmuushtarku inay u isticmaalan lacagta ganacsigooda kala duwan, taas oo dabcan ah wixii ay dalacayaan, waxay iibinayaan iyo wax kasta oo la xidhiidha wax kala iibsiga, maha oo qudha Dikreeto kaliya lakiin waanu ku dabo galaynaa ka Wasaarad ahaan. Ugu danbayn waxaan ugu baaqaya bulshada Somaliland inay racaan wixii talaabooyin kaas ah ee Xukuumaddu soo saarto inay u dhego nugladaan si aynu uga badbaadno sixir barar dhammaanten ina wada saameeya.\u201d<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Wasiir ku -xigeenka Wasaarada Ganacsiga \u00a0iyo Maalgashiga \u00a0Mud. \u00a0Bashiir Cabdi Xariir , ayaa ka waramay halka uu marayo dadaalki \u00a0ay Xukuumaddu ugu jirtay \u00a0xakamaynta kor u kaca sarifka lacagta qalaad iyo wax ka qabashada Sixir bararka. Wasiir Bashiir Cabdi Xariir oo waraysi kooban siiyay Shabakadda Wararka ee Somalilandtoday, ayaa ugu horeyn isagoo ka jawaabaya waxyaabaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10030,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10029","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2BL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10029"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10029\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}