{"id":10004,"date":"2015-06-03T15:33:25","date_gmt":"2015-06-03T15:33:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=10004"},"modified":"2015-06-03T15:33:25","modified_gmt":"2015-06-03T15:33:25","slug":"barlamaanka-sland-oo-aqlabiyad-ku-ansixiyey-gudoomiyaha-maxkamada-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/06\/03\/barlamaanka-sland-oo-aqlabiyad-ku-ansixiyey-gudoomiyaha-maxkamada-sare\/","title":{"rendered":"Barlamaanka S\/land oo aqlabiyad ku ansixiyey Gudoomiyaha Maxkamada Sare"},"content":{"rendered":"<p>Hargeisa(AN)-Baarlamaanka Somaliland ayaa cod ay u qaadeen guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo uu dhawaan Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamud Siilaanyo magacaabay Md Aadan Xaaji Cali ku ansixiyeen labada gole fadhi wada jir ah oo ay maanta yeesheen.<\/p>\n<p>Fadhiga \u00a0oo ku qabsoomay Xarunta golaha guurtida islamarkaana uu shir guddoominayay guddoomiye Saleebaan ayaa guddoomiyaha\u00a0 Maxakamadda sare lagu ansixiyay cod aqlabiyada oo mudaneyaasha fadhiyay badankoodu u codeeyeen.<\/p>\n<p>Fadhiga oo ay ku sugnaayeen 122 mudane ayaa cod loo qaaday guddoomiyaha maxakamadda sare waxaana Ogolaaday 110 Mudane, waxaana ka aamusay 11 Mudane halka cid diiday aanay jirin Gudoomiyuhuna aanu codayn, sidaasna uu ku ansaxa guddoomiyaha Maxakamadda sare ee Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa(AN)-Baarlamaanka Somaliland ayaa cod ay u qaadeen guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo uu dhawaan Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamud Siilaanyo magacaabay Md Aadan Xaaji Cali ku ansixiyeen labada gole fadhi wada jir ah oo ay maanta yeesheen. Fadhiga \u00a0oo ku qabsoomay Xarunta golaha guurtida islamarkaana uu shir guddoominayay guddoomiye Saleebaan ayaa guddoomiyaha\u00a0 Maxakamadda sare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2746,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-10004","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2Bm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10004","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10004"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10004\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}