Daawo Xildhibaan Indho indho Oo Digniin Udiray Maamulka Puntland+Qodobadii Golaha Guurtida

0

Hargaysa(AN):-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indho Indho oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay kulan ay yeesheen Golaha Guurtidu oo laga hadlayay Colaada ka dhex aloosan Somaliland Iyo Putland waxaanu sheegay in uu Shirgudoonka u gudbiyay laba qodob oo uu ku kala sheegay in ay kala yihiin weerarkii Garaad Ismaaciil Garaad Jaamac iyo Ergo uu sheegay in ay u socdeen Deegaanka Boocame oo ay soo celiyaan Ciidanka Putland

Halkan Ka Daawo Muuqaalka